Marocco:Fanaanada shada Xasuun oo saartay hees u qaaday Wiil ay aad u Jeclayd oo ka Dal Doorsaday !

  Hawraar (Ribad) Fanaanada caanka ah ee u dhalatay Dalka Marocco ee Shada Xasuun ayaa

Mucjiso:Haweenay dhashay ilma u eeg Gabadh-maayada bada ku nool

  Hawraar (New Delhi) Gabadh ku nool Dalka Hindiya ayaa waxa ay dhashay ilmo u

Fanaanada Reer Masar ee Shaimaa Axmed oo Maxkamad lagu Saarey Sawiro ay Baahisay

Maxkamad ku taalla dalka Masar ayaa laba sanno oo xabsi ah ku xukuntay fannaanad caan

Uruguay:Tartanka hilib Dubista “Shiilista” oo lagu qabtay Dalkaasi !

Hawraar (Montevideo) Tartan aad u la yaab badan ayaa waxa lagu qabtay Dalkaasi Uruguay tartankan

Dubai:Dahkhtar loogu tala galay ilaalinta iyo Daryeelka Caafimaadka Geela oo laga furay Magaalada Dubai!

Hawraar (Dubai) Magaalada Dubai ee Dalka Imaaraadka ayaa waxa laga hir galiyay Dhakhtar u gaar

Mucjiso: Qalniin lagu sameeyay Gabadh yar oo dhalatay waddnaheeda oo debadda yaala!

Hawraar (London) saacad kadib markii ay dhalatay gabadh yar oo waddanaheedu debadda yaalo ayaa waxa

TOOS HALKAN UGA DAAWO XAFLADA XIL WAREEJINTA MADAXWAYNIHII HORE AXMED MAXAMED MAXAMUUD SIILANAYO IYO MADAXAWAYNAHA CUSUB EE LA DOORTAY MUUSE BIIXI CABDI

Waxaad halkan si toosa uga daawan kartaa xaflada Xilwareejinta Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud

Daawo : Fanaanada Yurub Geenyo oo sanadka cusub Bandhig ku qabaneysa Dubai.

Fanaanada aadka loo jecelyahay ee Yurub Maxamed Cabdi ( Yurub Geenyo) ayaa bandhig faneed ku

Maxaad ka taqaan sababaha keena cirrada?

Waa xaalad caadi ah in midabka  timuhu ay isla bedellaan da’da qofka. Hase ahaatee cirradu,

Si aad u seexato Hurdo wanaagsan ku dedaal inaad furto Albaabka iyo Daaqada Qolkaaga ka hor inta aanad seexan !

Hawraar (Amistardam) Deraasadd lagu soo bandhigay Dalka Holland ayaa waxa lagu cadeeyay arrin la yaab

Cajiib:Askari Isra’iili ah oo waddooyinka Magaalada Khaliil ku boobay Dad Dan yar ah oo Khudaarta iibiya !

Hawraar (Khaliil) Sawiro kala duwan oo laga qaaday Askari Isra’iili ah oo ka mid ah

Maxaa Ku dhacaya Jidkaaga, haddii maalinkasta aad cabtid sharaab ka samaysan Kaaroote?

Kaarootku, waa mid kamida khudaarta caanka- ka ah Waqooyiga Ameerika. Khudraddan ah jirridda liimiga ah,

Haddii 3-xabbo oo timir ah aad cutid maalinkasta, 6-dan arrimood ayaa dhacaya!

  Sida cuntooyinka fudud ee caafimaadka leh, haddii timirta aad ku dirtid cunto maalmeedkaaga, waxaa

Daawo : Asma Saban oo Soo Saartey Muuqaalka Hees Cusub Hiil Caashaq

Halkan Ka Daawo Muuqaal Qurxoon oo ay soo saartey Fanaanada Dada yar ee Asma Saban,

 

Marocco:Fanaanada shada Xasuun oo saartay hees u qaaday Wiil ay aad u Jeclayd oo ka Dal Doorsaday !

 

Hawraar (Ribad) Fanaanada caanka ah ee u dhalatay Dalka Marocco ee Shada Xasuun ayaa waxa ay soo saartay hees cusub oo ay ugu jawaab celinayso sida ay shegtay wiil ay aad u jeclayd oo kaga baxay Jacaylkii isla markaana ka dal doorsaday.

Mucjiso:Haweenay dhashay ilma u eeg Gabadh-maayada bada ku nool

 

Hawraar (New Delhi) Gabadh ku nool Dalka Hindiya ayaa waxa ay dhashay ilmo u eeg Gabadh ku nool bada ee loo yaqaano Gabadh-maayo,ilamahaasi yar ayaa dhintay afar saacadood kadib markii u dhashay .

Fanaanada Reer Masar ee Shaimaa Axmed oo Maxkamad lagu Saarey Sawiro ay Baahisay

Maxkamad ku taalla dalka Masar ayaa laba sanno oo xabsi ah ku xukuntay fannaanad caan ah oo iska duubtay muuqaal ayadoo xidhan dharka hurdada, muus na cuneysa. Shaimaa Axmed, oo 25 sanno jir ah ayaa la xidhay bishii la soo dhaafay ka dib markii muuqaalkeeda uu ka dhashay cadho iyo dhalliil kaga imaaneysay shacabka dalka Masar oo u badan Muslimiin.

Uruguay:Tartanka hilib Dubista “Shiilista” oo lagu qabtay Dalkaasi !

Hawraar (Montevideo) Tartan aad u la yaab badan ayaa waxa lagu qabtay Dalkaasi Uruguay tartankan ayaa waxa lagu tartamayay Dubista amase shiilista hilibka .

Dubai:Dahkhtar loogu tala galay ilaalinta iyo Daryeelka Caafimaadka Geela oo laga furay Magaalada Dubai!

Hawraar (Dubai) Magaalada Dubai ee Dalka Imaaraadka ayaa waxa laga hir galiyay Dhakhtar u gaar ah Geela ,dhakhtarkaasi ayaa haatan la furay waxaana halkaasi la keenay Geel tira badan oo dadki lahaa ay sheegeen in ay in muddo ah la tacaalayeen xaaladooda caafimaad oo aad u liidatay .

Mucjiso: Qalniin lagu sameeyay Gabadh yar oo dhalatay waddnaheeda oo debadda yaala!

Hawraar (London) saacad kadib markii ay dhalatay gabadh yar oo waddanaheedu debadda yaalo ayaa waxa ay dhakhaatiirta Dalka Britain ay ku guulaysteen in ay sameeyaan qalniin dhif iyo naadir ah.

TOOS HALKAN UGA DAAWO XAFLADA XIL WAREEJINTA MADAXWAYNIHII HORE AXMED MAXAMED MAXAMUUD SIILANAYO IYO MADAXAWAYNAHA CUSUB EE LA DOORTAY MUUSE BIIXI CABDI

Waxaad halkan si toosa uga daawan kartaa xaflada Xilwareejinta Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Madaxweynaha Ladoortay Mudane Muuse Biixi Cabdi Xaflad oo ah mid si weyn loo soo agaasimay waxaa si toosa usoo gudbinaya Tvga Qaranka Somaliland SLNTV kaas oo ay kasii qaadan doonaan dhamaan warbaahinta kala duwan Bahda Hawraarna waxay aad idiinku fududeysay daawashada baraha bulshada

Daawo : Fanaanada Yurub Geenyo oo sanadka cusub Bandhig ku qabaneysa Dubai.

Fanaanada aadka loo jecelyahay ee Yurub Maxamed Cabdi ( Yurub Geenyo) ayaa bandhig faneed ku qaban doonta sanadka cusub dubai bandhigan oo ay fanaanadu ku soo bandhigi doonto heeso cusub iyo heeseheedii hore labadaba waxay ugu baaqdey taageerayaasheedu inay ka soo qaybgalaan xafladan sanadka cusub oo ay fanaanadu ugu tala geshay inay la qaadato

Halkan Ka Daawo 

Maxaad ka taqaan sababaha keena cirrada?

Waa xaalad caadi ah in midabka  timuhu ay isla bedellaan da’da qofka. Hase ahaatee cirradu, waxa ay qofka ka muuqan kartaa xilli kasta oo kamida noloshiisa. Xataa dhallinyarada iyo dadka da’doodu tahay 20-ka, waxa ay ku war heli karaan timahooda oo qaybo kamid ahi ay caddaatay.

Si aad u seexato Hurdo wanaagsan ku dedaal inaad furto Albaabka iyo Daaqada Qolkaaga ka hor inta aanad seexan !

Hawraar (Amistardam) Deraasadd lagu soo bandhigay Dalka Holland ayaa waxa lagu cadeeyay arrin la yaab badan taasi oo ah in marka uu qofku seexanayo uu ku dedaalo in uu furo Daaqada iyo Albaabka qolkiisa hurdada si uu seexdo hurdo wanaagsan oo raaxo leh . Faa’iidada caafimaad ee arrintani leedahay ayaa waxa lagu sheegay in ay hoos u dhigayso Carbon Dioxide uu ku qofku neefsadu ,isla markaana waxa uu helayaa hawo nadiif ah oo uu neefsado maadama oo ay daaqadaha iyo albaabka qolkiisu furanyihiin .

Cajiib:Askari Isra’iili ah oo waddooyinka Magaalada Khaliil ku boobay Dad Dan yar ah oo Khudaarta iibiya !

Hawraar (Khaliil) Sawiro kala duwan oo laga qaaday Askari Isra’iili ah oo ka mid ah Askarta Magaalada Khaliil ayaa waxa ay muujinayeen Askarigaasi oo mid ka mid ah Dadka Dan-yarta ah ee Falastiiniyiinta ee iibiyo Khudaarta waddooyinkaasi magaaladassi isaga oo ka xadaya khudaartii uu iibinyay .

Maxaa Ku dhacaya Jidkaaga, haddii maalinkasta aad cabtid sharaab ka samaysan Kaaroote?

Kaarootku, waa mid kamida khudaarta caanka- ka ah Waqooyiga Ameerika. Khudraddan ah jirridda liimiga ah, waxaa sidoo kale la helaa isaga oo leh midabbo kala duwan sida; guduud, madaw, casaan, caddaan iyo hurdi (Jaalle). Waa khudaar caana oo aad loo jecelyahay.  Inbadan oo ka mida bulshada Soomaalidu, ma isticmaalaan xaddigii loo baahnaa ee Khudraddan Kaarootka, sidaa awgeed dhab ahaan uma yaqiinsana faa’iidooyinka cajiibka ah ee u gaarka ah geedkan oo si fudud looga heli karo suuqyada khudaarta.

Haddii 3-xabbo oo timir ah aad cutid maalinkasta, 6-dan arrimood ayaa dhacaya!

 

Sida cuntooyinka fudud ee caafimaadka leh, haddii timirta aad ku dirtid cunto maalmeedkaaga, waxaa aad helaysaa faa’iidooyin caafimaad oo cajiiba. Laakiin maxay yihiin faa’iidooyinkaasi?

Maraykanka :Aabo gabadhasii si arxan darro ah u garaacay kana xiiray Timaha sababtuna waa adeega What’s app oo ay telefankeeda kus oo dajisatay !

Hawraar (Louisiana ) Dhacdo aad u la yaab badan ayaa waxa ay ka dhacday Gobolka Louisiana ee Dalkaasi Maraykanka dhacdadan ayaa waxa ay ahayd mid aad uga yaabisay guud ahaan Dadka Dalkaasi ku dhaqan waxa aanay ku tilmaameen in ay tahay mid aan maranaba haboonayn in waalidku kula kacaan caruurtooda .

Daawo : Asma Saban oo Soo Saartey Muuqaalka Hees Cusub Hiil Caashaq

Halkan Ka Daawo Muuqaal Qurxoon oo ay soo saartey Fanaanada Dada yar ee Asma Saban, heestan oo la magac baxday hiil caashaq Waxaa Curiyey Ereyada Abwaan Axmed Xaraf Laxanka iyo Musigana waxaa ku ladhay Axmed Wali Ibraahim Furinle Muuqaalkan waxaa Soo saarey Bahda Afro Media Production iyo Waqal
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Heestan

Jimicsiga Caruurta oo la ogaaday in uu wax tar u leeyahay kana qayb qaato dhinaca korniinka Maskaxdooda iyo Waxbarashadooda !

Hawraar (Gouna ) Baadhitaano kala duwan oo lagu sameeyay Ardayda wax ka barata Dugisyada kala duwan ee Aduunka ayaa waxa lagu ogaaday in Ardayda yaryar ee jimicsadaa ay ka maskax wanaagsanyihiin isla markaana dhinaca waxbarashada ay aad ugaga horeeyaan kuwa aan jimcisiga ku dedaalin .

Dubai:Saddex Wiil oo dhalin yaro ah oo lagu eedeeyay in Maydka Saaxiibkood oo Maandooriye ka Awood badan isku muday ay buur ku hoos tureen!

Hawraar (Dubai) saddex wiil oo dhalin yar oo ka soo kala jeeda waddamada Khaliijka isla markaana ku wada sugnaa Magaalada Dubai ayaa waxa lagu eedeeyay in ay si badheedh ah Maydka saaxiibkood uu geeriyooday isaga oo la sicda ay si badheedh ah buur hoosteed ugu tureen isla markaana aanay wargelin ciidmada kana soo baxsadeen goobtii uu falkaasi ka dhacay .

Yaab:Haweenay Muddo 7 Sano ah aan iska gurin Ciddiyaha Gacmaheeda !

Hawraar (Bogota) Waa arrin aad u la yaab badan in qof nooli uu muddo 7 sano ah iska guri waayo dhamaan ciddiyaha ku yaala, haddaba haweenay u dhalatay Dalka Colombia oo magaceeda la yidhaahdo Rosa Margherita Marulanda ayaa waxa ay sheegtay in ay ka mid noqoto mucjisooyinka Caalamka isla markaana ay noqoto qofka ugu ciddiya dheer Caalamka .

Fanaankii Abu-bakar Saalim ee u dhashay Sucuudiga oo fankii uu ka tagay aanu noqon mid duugooba

Hawraar (Riyad) Fanaankii Caanka ahaa ee Abu-bakar Saalim ayaa waxa uu ahaa fanaan koobsaday Sifooyinka Fanka oo dhan waxa uu ahaa Hal-abuure iyo Mulaxin iyo waliba Fanaan codkiisa loo bogay ,waxa uu leeyahay heeso aad u tira badan oo ay aad u xiiseeyaan guud ahaan Dadka ku hadla Luqada Carabiga ee Caalamka ku nool .

Maraykanka :Askari Toogtay nin shacab ah oo ay is khilaafeen !

Hawraar (New York) Askari ka tirsan ciidamada Bilayska ee Dalkaasi Maraykanka ayaa waxa uu qudha ka jaray nin ay Da’diisu ahayd 42 jir ,dhacdadan ayaa waxa ay dhacday kadib markii uu Askarigu tagay Aqalkii uu ninkaasi deganaa sabata keentay in uu Askarigu aqalkaasi tago ayaa waxa ay ahayd in uu dareemay in uu buuq fara badani ka jiray aqalkaasi sida ay soo bandhigtay Jar’iidada Daily Mail .

Maraykanka : Suxufiyada Juliet Hade oo sheegtay in ay la yaabtay Madaxwayne Trump oo isku dayay in uu dhunkado ka hor intii aanu noqon Madaxwanaha Dalkaasi isaga oo qaba Xaaskiisa Melanie !

London (Hawraar) Suxufiyada Caanka ah ee Juliet Hade oo ka mid ahaan jirtay Hawl-wadeenada Wakaalada Wararka ee Fox News ayaa shaacisay in Madaxwayne Trump uu isku dayay in uu dhunkado isaga oo waliba qaba Xaaskiisa Melanie.

Qatar:Fanaanadii Daniela Oban ee u dhalatay Dalka Britain oo la sheegay in ay isku deldeshay Hotel ay deganayd !

Doha (Hawraar) Fanaanadii magaceeda la odhan jiray Daniela Oban ayaa waxa ay heshiis la saxeexatay Hotel 5 Star ah oo ku yaala dalkaasi Qatar ,heshiiskaasi ayaa ahaa mid ay bisha December kaga hawl galaysay Hotel-kaasi ,Fanaanada ayaa waxa ay ka soo safartay Magaalada Lonodon waxa aan si nabad ah ku soo caga dhigatay Magaalada Doha ee Caasimada Dalkaasi Qatar .

Haweenaydii ku guulasytay Quruxda Dalka Turkiga sanadkii hore oo Xabsiga loo taxaabay !

Ankara (Hawraar) Haweenaydii ku guulaysatay Boqorada Quruxda Dalka Turkiga sanadkii 2016kii ee magaceeda la yidhaahdo Eater Essen ayaa guusha ay gaadhay aanay wax macno ah u samayn kadib markii lagu eedeeyay isla sanadkaasi qoraal ay soo dhigtay Twitter qoraalkaasi oo ay ku duraysay dadkii ku naf waayay Afgembigii dhicisoobay ee ka dhacay Dalkaasi bishii July ee Sanadkaasi.

Cabashooyinka ka dhanka ah Baraha Bulshada oo Dalalka qaar loo sameeyay Maxkamada u gaar ah !

Jeddah (Hawraar) Cabashada ka dhanka ah baraha bulshada ayaa kor u sii kacaysa guud ahaan Waddmada Aduunka ,dalka Sucuudiga ayaa waxa ka dhacday arrin aad u fool xun kadib markii nin Dalkaasi ku dhaqan uu aflagaado kula kacay qof ay ku wada xidhiidhaan baraha bulshada gaar ahaan Whatts-app ka .

Arooska Amiirka Britain ee Amiir Harry iyo Gabadha Jilaaga ah ee u dhalatay Maraykanka oo la filayo in wacdaro lagu soo bandhigo !

London (Hawraar) Arooska Amiirka Harry iyo gabadha Jilaaga ah ee Reer maraykan ee magaceeda la yidhaahdo Megan Markle ayaa waxa la filaya in wacdaro lagu soo bandhigo sida uu sheegay Waalidka Megan oo waraysi siiyay Saxaafada Dalkaasi Britain isla markaana ay baahisay Ja’riidada Daily Mirror.

Daawo : Waraysi Xiiso Badan Fanaanada Dada yar ee Nimco Sagal iyo Fanaanka Xamse Qurus

Labadan Fanaan oo ka mid ah fanaaniinta dada yar ee leh hibada faneed ayaa waraysi bahda hawraar kula yeelatay magaalada hargeisa ku soo bandhigay heeso cusub oo ereyada laxanka iyo muusiguba aad u soo jiidanayaan dhagaha dadweynaha Halkan Ka Daawo Waraysigan oo dhameystiran 

Sawiro:Daawo goobaha Sawirada Muujinaya Quruxda goobaha Dalxiisa Aduunka !

Hargiesa (Hawraar) halkan ka daawo Sawirada ugu qurxoon Goobaha Dalxiiska ugu Qurxoon Aduunka :

Dadka Nooca Dhiigoodu uu yahay “O” oo la xaqiijiyay in ay yihiin Dad Nasiib badan !

Waxa hubaal ah in Unugyada dhiiga ee qofku ay yihiin kuwa abuurma marka uu Uurka Hooyadii ku jiro ,Unugyadaasi ayaa ah kuwa uu ka dhaxlo labadiisa Waalid.

Waa Maxay xidhiidhka ka dhexeeya Xusuusta iyo Akhriska Codka dheer wax lagu akhriyo ?.

Hargiesa (Hawraar) Deraasadd cusub oo dhawaan lagu soo bandhigay jariidad Daily Mail ayaa waxa lagu cadeeyay xeelad cusub oo qofka xasuustiisu ay hoosayso uu kor ugu qaadi karo,xeeladan cusub ayaa waxa ay tahay in cilmi baadhis muddo dheer la waday lagu ogaaday in marka wax la akhriyayo cod dheer lagu akhriayo,waxa aanay deraasaddani cadaysay in dadka codka dheer wax ki akhriyaa ay ka xasuus badanyihiin kuwa marka ay wax akhriyayaan ku akhriya codka aadka u hooseeya.

Faa’iidooyinka Caafimaad ee ay leedahay Cunista Qureecda Arooryaad !

Cilmi baadhis Cusub oo dhawaan la soo saaray ayaa waxa lagu xaqiijiyay in dadka sida joogtada u ilaaliya xiliyada ay qurceedooda arooryaad cunaan in ay yihiin kuwa aan halis u ahayn cudurada ku dhaca waddnaha iyo xididada dhiiga.

SAWIRRO; Fannaanad Lagu Eedeeyay Addoonsi Aadame

Qaahira (Hawraar) – Bandhigga Taashka Arooska ee Dalka Masar ayaa waxa sanad walba isku doo duba-rida khabiirka dhinaca dharka ee u dhashay dalmaasi ee magaciisa la yidhaahdo Hani Al-bucayri,haddaba tartankani oo lagu qabtay dalkaasi

Waa Maxay Xidhiidhka Ka Dhexeeya Cabbista Sigaarka Iyo Maskaxdu ?

Hargeysa (Hawraar) – Baadhitaano cusub oo dhawaan la soo saaray ayaa waxa lagu xaqiijiyay in cabista sigaarka uu xidhiidh ka dhexeeyo Maxkaxda, waxaana la xaqiijiyay in marka uu Qofku sigaar u baahdo ay arrintaasi masuul ka tahay qaybo ka mid ah Maskaxdu.

Shirkadda GOOGLE Oo Quddus U Aqoonsaday Caasimadda Isreal, Ka Dib Go’aankii Trump

Dadweynaha reer Falastiin ayaa wada dibad-baxyo ay ku diiddan yihiin Go’aanka uu Madaxweynaha Maraykanku shalay ku sheegay inuu Magaalada Quddus u aqoonsaday Caasimadda Dawladda Yuhuudda ee Israel.

Haweenaydii Ugu Horreysay Fanka Soomaalida Oo Hargeysa Ku Geeriyootay

Hargeysa (Hawraar) – Alle ha u naxariistee Waxa Magaalada Hargeysa ku Geeriyootay Fannaanadii caanka ahayd ee Shamis Abokor Ismaaciil (Guduudo-carwo) oo ahayd Haweenaydii u horreysay ee ka heesta Idaacadda Radio Hargeysa 1952-dii.

Markab Siday MUUS Oo Lagu Qabtay Maandooriye Lagu Qiimeeyay $ 250 Milyan

Spain (Hawraar) – Ku dhawaad lix tan oo maandooriyaha cocaine-ka loo yaqaanno ah ayaa la helay iyadoo lagu soo qariyay muus saaran markab ku soo xidhay Dekedda magaalada Algeciras ee koonfurta dalka Spain.

Shiinaha Oo Xidhay Dugsi Dumarka Lagu Barayey Inay Raalliyo Noqdaan

Shiinaha (Harwaar) – Maamulka dalka Shiinaha ayaa albaabada isugu laabay machad haweenka lagu barayay inay Raggooda u dhega-nuglaadaan una dabacsanaadaan.

Daawo : Laabsaalax oo Qirtay Xilgudasha la’aantii xilka laga qaadey

Gudoomiyaha Xilka laga qaadey ee kooxda xidigaha geeska ayaa saxaafada kula hadley maanta magaalada hargeisa kaas oo uu ku qirtay xilgudasho la’aanta xilka ay kaga qaadeen gudida dhexe ee kooxda xidigaha geeska halkan ka daawo

Xilgudasho La’aan Xilka Looga Qaadey Xasan Dhuxul Laabsaalax

Koox faneedka xidigaha geeska ayaa soo saartay caawa fiidkii bayaan ay ku shaacinayaan inay xilkii gudoomiye nimo kaga qaadeen gudoomiyihii kooxda xidigaha geeska xasan saleban dhuxul (laabsaalax) war saxaafadeedkan ayaa waxa uu u dhignaa sidan hoos ku xusan

La Cawee Libaaxa Iyo Kooxda Xidigaha Geeska Oo Idin Haya Heeso Cusub Iyo Waliba Music Cusub

La Cawee Libaaxa: Show cusub, Heeso Cusub, Muusic cusub iyo Xiddigaha Geeska. Ka qayb soo qayb gal wanaagsan.

Daawo Axmed Aarshe Oo Wacdaro Ka Dhigay Barnaamijkii Xidigaha Geeska

Daawo fanaanka codka dahabiga ah le ee Aarsho Oo soo Saaray Hees aad u macaan

© 2017 Hawraar
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com