10 ka Milatari Ee Ugu Awooda Badan Dunida.

Awoodaha Milatarigu waa kuwa wadan walbaaba ku ilaaliyo deegaankiisa, Waa awooda ka danbaysa in bulshada ku nool deegaankaasi ay nabad ku dhex noolaadaan dhulkooga. Waxa aan caawa idin soo gudbinaynaa wadamada leh 10 milatari ee ugu awooda badan dunida.

10. Turkey

turkiga

Turkeyga ayaa waxa uu ku biiray China iyo India oo iyagu rabay inay ku biiraan awoodaha caalamka xukuma.

Heerka Awooda: 0.4339
Kharashkooga: $18,185,000,000
Tirada Ciidanka Hawlgala: 410,500
Kaarayaal: 3,778
Diyaarado: 1,020
Helicopterada Weerarka: 59
Maraakiibta Ciidanka Bada: 115
Ciidanka Kaydka: 27,910,000

9. Japan

the-japanese-martial-art-of-tameshiwari-involves-breaking-bricks-or-wooden-planks-south-korean-special-forces-do-it-with-heavy-rocks

Wadankan ayaa dastuurkiisa dib u habayn lagu sameeyey isla markaana kordhiyey awoodihii ciidankiisa milatariga.

Heerka Awooda: 0.3841
Kharashkooda: $41,600,000,000
Tirada Ciidanka Hawlgala: 247,173
Kaarayaal: 678
Diyaarado: 1,613
Helicopterada Weerarka: 122
Maraakiibta Ciidanka Bada: 131
Ciidanka Kaydka: 65,620,000

8. Germany

Germany-Army

Jarmalka ayaa hogaamiya siyaasada Yurub isla markaana ugu horeeya dhaqaalaha wadamadaas.

Heerka Awooda: 0.3507
Kharashkooda: $40,200,000,000
Tirada Ciidanka Hawlgala: 179,046
Kaarayaal: 408
Diyaarado: 663
Helicopterada Weerarka: 34
Maraakiibta Ciidanka Bada: 81
Ciidanka Kaydka: 44,200,000

7. South Korea

South-Korea-Military-Forces

Xadka ay laleedahay wadanka woqooyiga kuuriya ayaa keenay in ay samaystaan mid kamida ciidanka ugu awooda badan uguna horumarsan ciidamada dunida.

Heerka Awooda: 0.3098
Kharashkooda: $33,100,000,000
Tirada Ciidanka Hawlgala: 624,465
Kaarayaal: 2,381
Diyaarado: 1,412
Helicopterada Weerarka: 77
Maraakiibta Ciidanka Bada: 166
Ciidanka Kaydka: 25,860,000

6. France

US_Marines_and_French_Army_Foreign_Legion_soldiers_joint_military_trainig_exercise_640_001

Wadanka Faransiiska ayaa waxa uu leeyahay ciidamo ka hawlgala wadamada  Afghanistan, Libya, Mali iyo ISIS

Heerka Awooda: 0.3069
Kharashkooda: $40,000,000,000
Tirada Ciidanka Hawlgala: 202,761
Kaarayaal: 423
Diyaarado: 1,264
Helicopterada Weerarka: 46
Maraakiibta Ciidanka Bada: 113
Ciidanka Kaydka: 29,940,000
5. United Kingdom

British Army

Inkasta tirada ciidanku yar tahay hadana wadankan ayaa leh ciidamada ugu awooda badan ee dunida iyaga oo ka dagaalami kara meel walba oo dunida ka mid ah.

Heerka Awooda: 0.2747
Kharashkooda: $51,500,000,000
Tirada Ciidanka Hawlgala: 146,980
Kaarayaal: 407
Diyaarado: 936
Helicopterada Weerarka: 65
Maraakiibta Ciidanka Bada: 66
Ciidanka Kaydka: 30,150,000

4. India

Hindiya

Hindiya ayaa rabta inay ka wareegto wadamada soo iibsada hubka una wareegto wadamada dhoofiya hubka ugu badan.

Heerka Awooda: 0.2698
Kharashkooda: $38,000,000,000
Tirada Ciidanka Hawlgala: 1,325,000
Kaarayaal: 6,464
Diyaarado: 1,905
Helicopterada Weerarka: 20
Maraakiibta Ciidanka Bada: 202
Ciidanka Kaydka: 487,300,000

  1. China

china-army

Wadanka china ayaa isagu ku hawlan horumarinta technologiyada iyo kordhinta awoodiisa milatari.

Heerka Awooda: 0.2318
Kharashkooda: $145,000,000,000
Tirada Ciidanka Hawlgala: 2,333,000
Kaarayaal: 9,150
Diyaarado: 2,860
Helicopterada Weerarka: 196
Maraakiibta Ciidanka Bada: 673
Ciidanka Kaydka: 797,600,000

2. Russia

WEB_Russia

Russia ayaa waxa ay wadaa inay ka soo kabato weerarkii ay ku qaaday wadanka ay jaarka yihiin ee Ukrain.  Waxaanu ciidankiisa kala soo noqday gobolkaas. Imikana waxa ay is hayaan wadanka Turkey oo isagu diyaarad wadankan laga lahaa dhulka soo dhigay.

Heerka Awooda: 0.1865
Kharashkooda: $60,400,000,000
Tirada Ciidanka Hawlgala: 766,055
Kaarayaal: 15,398
Diyaarado: 3,429
Helicopterada Weerarka: 462
Maraakiibta Ciidanka Bada: 352
Ciidanka Kaydka: 75,290,000

1. United States.

usa

Kadib Ciidankii uu kala soo baxay wadamada Ciraaq iyo Afganistan ayaa maraykanku waxa uu indhaha ku hayaa falalka ay bariga dhexxe ka wadaan uruka Argagixisada ah ee ISIS.

Heerka Awooda: 0.1663
Kharashkooda: $577,100,000,000
Tirada Ciidanka Hawlgala: 1,400,000
Kaarayaal: 8,848
Diyaarado: 13,892
Helicopterada Weerarka: 920
Maraakiibta Ciidanka Bada: 473
Ciidanka Kaydka: 155,400,000

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com