10-Ka Wadan Ee Ugu Jaban Xaga Dalxiiska Ama Safarka

Qoraalkan oo kooban ayaanu ku eegi doonaa 10 wadan ee ugu jaban dhinaca u dalxiisida ama U safrida arimaha kala duwan sida Ganacsiga.

 

xogtan oo aanu kasoo xiganay Wakaalada wararka, Geografiga iyo Socdaalka ee World Atlas waxaa ay ku salaysan tahay ama loo eegayaa arrimaha ay ka mid ka yihiin Kharashka Cuntada, Huteelada, Taxiga iyo arimaha daruuriga u ah dalxiisaha.

hadaba bal aynu eegno arimahaas, iyadoo liiskan hoos ku xusani yahay Goobaha Ugu Jaban Dunida marka laga hadlayo Dalxiiska iyo socdaalka…

Jaantuuskan hoose waxa uu sharaxayaa goobaha ugu jaban ama aynu nidhahno dalalka ugu jaban dalxiiska iyo socdaalka waana sidan

 

No Dalka ama Magalada Kharash Guud ee Maaliniti 
1 Hanoi, Vietnam 152.89
2 Jakarta, Indonesia 158.40
3 Sharm el Sheikh, Egypt 159.49
4 Bangkok, Thailand 162.13
5 Sofia, Bulgaria 187.56
6 Cape Town, South Africa 190.41
7 Mumbai, India 190.67
8 Kuala Lumpur, Malaysia 195.56
9 Prague, Czech Republic 197.61
10 Budapest, Hungary 200.21

 

Faalo Ka Dhiibo

comments