10 ugu Horeeya Heesaaga Dumarka Aduunka 2014 Qaybtii 1aad

  

 Rahinna waa Gabadha loo yaqaan Boqorada Pop-ka ama (Pop Queen) Heesaagani dada yar waa 25 jir Albumkeedii ugu Horeeyay soo saartey 2005 albumkaas oo la magac baxay ( the sun ) waxaanay soo saartey heeso badan oo la yidhaah midiba midka ay ka dambeyso ayay ka sii fiicanyihiin Heesaheeda ugu horeeya ee aduunka oo dhan aad looga dhagaystana waxaa ka mida (  pon de replay, Take a Bow, Diamonds, only Girl, Umbrella, S&m, Disturbia, We Found love ) Rahinna waxay ku guulaysatey 6 jeer
Abaal marinaha kala ah  (Grammy awards, BRiT awards,  billboard Music awards, 8 American Music awards ) iyo qaar kaloo badan Rahinna Waxay iibisay in ka badan 32 Milyan oo copy oo ah albums kala duwan iyo 125 Heesaha loo yaqaan kalida ee aan album la socon tiradan heesaha iyo albunada ee ay iibisay waxaa ku jira in ta laga iibsadey internetka ama laga download garaystay tani waa ta keentay in Rahinna noqoto Gabadha ugu horeysa ee 10ka ugu horeeya  haasaaga dumarka ah ee aduunka inay hogaamiso
Lasoco Qaybaha Dambe

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply