Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!

98 Sano Jir Shaqadeeda Uga Tagtay Inay Curadkeeda Oo 80 jir ah U Xanaaneyso

Ada Keating, waa hooyo dhashay afar caruur ah, waana 98 sanno jir waqtigaan la joogo.

Dhowaan ayey go’aansatay inay shaqada ka fariisato, isla markaana ay u guurto gurigeeda ku yaalla Huyton, Liverpool, England – balse sababtu ma ahan in aysan ka taxadari karin nafsaddeeda.

Sababta ay Ada Keating ugu soo laabatay Huyton waxay tahay inay dooneyso inay ka taxadarto caafimaadka wiilkeeda Tom, oo 80 sanno jir ah.

Tom Keating wuxuu sannadkii 2018kii degay Huyton ka dib markii shaqada ka fariistay. Hadana hooyadiis Ada ayaa guriga kula soo biirtay si ay xaaladdiisa uga taxadarto.

Ada ayaa seygeedii geeryooday Harry waxay u dhashay afar caruur ah waana Tom, Barbara, Margi, iyo Janet

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

WhatsApp chat
%d bloggers like this: