Abwaan Jaylaani Oo Ka Sheekeeyey Qisadda Ay Ku Timid Heesta “NAAFADA CAASHAQA”

Abwaan Cabdirisaaq Xaamud Caydiid Jayllaani oo kamid ah abwaanda ugu murtida shilis guud ahaan Soomaalida ayaa ka xog waramay qisada uu ka sameeyey heesta “Naafada Caashaqa ” taasoo uu qaado Fanaanka Mursal Muuse. abwaanka oo u waramayey Barmaamijka Cawayska Washintong ee kabaxa idaacada VOA. Halkan ka daawo/dhegayso Sheekadaasi

Faalo Ka Dhiibo

comments