Abwaan LaabSaalax Oo Soo Saaray Tix Gaaban Oo Ku Qeexayo Dunida.

Abawaanka caanka ah e Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax ayaa tix yaroo gaaban oo maanso ah ka yidhi nolosha tixdan oo aanu ka so xiganey boga uu ku leyahay facebook waxay u dhignayd sida tan Geedi Weeyi Duunidani

Goblan Bay Ka Tahay Nagi
Waa Dharaaro Gabigeed
Laga Guuri Doonoo
Geeri Lagu Sugaayee-
Ha Gaaf Meerin Talo Baas
Galadeeda Xoogiyo
Ha ku Raadin Giniyaad
Hana Gadin Damiirkaa
Kala Garo Amaanniyo
Waxaad Gaar u Leedahay
Inaad Godob Ka baqatiyo
Kala Daa Gar Eexaad-

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com