Aishwarya Rai oo Sheegtay Sanadkii ugu Qaali Sanaa ee Soomara

Xiddigada caanka ah Aishwarya Rai ayaa sheegtay in nolasheeda aanay ilaabi doonin 1994 kii oo ahayd xiligii ay qaaday Quruxda aduunka kadib markii ka qayb gashay tartano caalami ahaa

4ashlookXiddigada ayaa Sanadkaa Ku Guulaysatey Quruxda dumarka aduunka isla sanadkaa Waxay Ku Guuleysatay Abaal Marino kala duwan kadib markii ay tartamo kala duwan guulo ka soo hooysay.

Aktarada ayaa ka mid ah jilaayaasha ugu caansan Caalamka waxa ayna kaalin muuqata ka qaadatay aflaan dhowr ah oo wali laga jacayl yahay Bollywoodka Hindiya.

Xiddigta ayaa mudooyinkii danbe aan ku badnayn Bollywoodka kadib markii xaas noqotay waxa ayna iminka ka mid tahay Xiddigha waqtiga u waayay in jilaa sii ahaadaan.

 

aishwar

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply