AKHRI OO SI TOOS AH U DAAWO- Qaabkii Ay U Soo Dhacday Diyaaradii Casriga Ahayd Ee Ruushku Lahaa Ee Ay Soo Rideen Ciidamada Turkigu

Daqiiqadihii ay soo dhacaysay Diyaarad nooceedu yahay SU-24, oo Ruushku leeyahay ayaa lagu soo waramayaa in ay soo rideen ciidamada Turkigu, iyaga oo u adeegsaday diyaaradaha loo yaqaano F-16,

diyaaradaas oo ay Turkigu ku doodeen in ay ku soo xadgudubtay hawada dalkooda, balse waxa arrintaas beeniyay dawlada Ruushka.
Diyaaradan ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhacday gudaha dalka Syria, iyada oo labadii duuliye ee waday ay ka boodeen diyaarada oo gubanaysa,

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com