Aktarad kale caan ah Bollywoodka oo la guursaday Shalay, Waa Tuma?

Aktarada Amrita Rao ayaa ugu dambeyn aqalgashay oo guursatay waxaana ay ku biirtay liiska Aktarada Bollywoodka ee guursanayay bilihii u dambeeyay.

15-kii May oo shalay ku beegneyd Amrita Rao waxaa guursaday Ninka ka shaqeeya radio jockey  ee Anmol.

7-sano oo labadan Lamane wada sheekaysanayeen ayey ugu danbayntii  is guursadeen waxaanay noqdeen lamaane nolosha wada qaysada.

hadaba dhawaan ayaa waxa batay guurka aktarada shirka Bolly-woodka.

Faalo Ka Dhiibo

comments