Aktarada Parineeti Chopra Oo Mudo 2 Sano Kadib Ka Soo Muuqatay “Filim Cusub”

 

Aktarada  Parineeti Chopra oo mudo labo sano ah ka maqneyd masraxa filimada wadanka India ayaa markaan soo muuqatay, iyadoo lasoo shir tagtay filim cusub oo romantic drama ah.

Duubista filimkaan oo ay ka bilowday magaalada Kolkata ee galbeedka gobolka Bengal, waxaana filimkaan jaceylka la wada Ayushmann Khurrana oo jaceyl xad dhaaf ah ku jilii doona.

Parineeti Chopra 27 jir, ayaa barteeda Twitter ku soo bandhigtay qorshaha filimkaan inuu ka bilowday Kolkata.

 

Faalo Ka Dhiibo

comments