Aktarada Priyanka Chopra Oo Iskudayday In Ay Sawirqaadayaasha Ka Dhuumato Lakinse Maxaa Ku Dhacay

Aktarada Priyanka Chopra, oo mudo ku maqneyd wadanka Mareeykanka, ayaa hada dib ugu soo laabatay magaalada Mombai ee Hindiya, aktarada oo aan looga baran ineey saxaafada ama sawir qaadayaasha ka xishooto, ayaa waxaa lasoo bandhigay sawiro xili ay isku dayeysay ineey ka dhuumato sawir qaadayaasha.

Aktarada oo saaran Gaadhigeeda qaaska ah, ayaa waxaa lasoo bandhigay sawirada iyadoo daaqada  Daah ku xidhaysa si aan loo sawirin.

Priyanka ayaa hada u joogta Mumbai si ay u xayaysiiso Filimkeeda xiga ee Bollywoodka, maadaama ay kasoo faraxalatay duubista labadeeda Filim ee Hollywoodka.

 

727884727885727886

 

Faalo Ka Dhiibo

comments