Aktarada Twinkle Oo U bogaadisay Filmka uu jilayo Sayigeeda Akshay Kumar

Akshay Kumar  ayaa daboolka ka qaaday in xaaskiisa Aktarada ah ee Twinkle ay Nasiib wacan ugu rajeysay Filimkiisa Housefull 3.

Twinkle ayaa daawatay hordhaca laga sameeyey Filimkani oo ninkeeda ay la jilayaan Abhishek Bachchan iyo Riteish Deshmukh.

dhanka kale aktarkan ayaa  warbaahinta  u sheegay Akshay Kumar in xaaskiisa ay Nasiib wacan ugu rajeysay Filimkan soo baxaya dhowr saacadood kadib.

Faalo Ka Dhiibo

comments