Aktarada Ugu Horeysa Hindiya Oo Salman Khan Meel Fagaare Ah Kaga Codsatay Inuu Guursado

Deepika Padukone oo aan ognahay iney xiriir laleedahay Aktarka Ranveer Singh, oo raba xitaa inuu guursado ayaan joojin marnaba in Aktarada kale ee Bollywoodka ay ka codsato iney guursadaan.

Laakiin ma ahan iney runtahay balse waa Aktarad iska kaftan badan oo dadka ka qoslisa.

Maxaa dhacay Toddobaadkan, Deepika Padukone ayaa barnaamijka Salman khan uu wado ee Bigg Boss oo sitoos ah loo daawanayo waxaa ay ka codsatay inuu guurkeeda aqbalo xili sida aad arkeysaan jilbaha ay dhulka dhigtay ayna ka codsaneyso inuu guursado.

Waxaan ognahay Salman khan oo 50 jir noqonaya dhawaan inuusan waligii guursan oo uu yahay Doob weyn.
Kadib Salman Khan ayaa istaajiyay Aktarada,malaha tani waa ka careysiineysaa Ranveer

Deepika ayaa soo wada haatan Filimka Tamasha oo soo baxaya Toddobaadkan halka Amooraheeda Ranveer Singh ay la soo wado Filimka Bajirao Mastani.
sallu-dp-1

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com