Aktarada Ugu Waaweyn Ee Bollywood-ka Ee Aan Wiligood Ku Guuleysan Filmfire awards For Best Actor Iyo Inta Mar Ay u tartameen (+Sawiro)

Xalay ayaa la bixiyay filmfire awards markiisa 62-aad waxaana atooraha iyo atariishada ugu Wanaagsan ku guuleystay Aamir Khan iyo Alia Bhatt.

Aktarada Abaala marintaan ugu badan waa Dilip Kumar iyo Sharukh Khan Oo ku guuleystay Min 8 Salman Khan ayaa ugu hooseeyo aktarada aan wili ku guuleysan wuxuu tartamay 10 Mar wiligiisna kuma guuleysan.

Sido kale liiskaan waxaa soo galaayo Ajey Devgan Govinda iyo Akshey Kumar waxaa naga xasuusin ah sanadkaan inuu Qaatay Aamir Khan oo ah markiisa seddaxaad uu ku guuleysto abaal marintaan.

Hadaba hoos kaga bogo xidigaha aan wili ku guuleysan Filmfire Awards for best actor Male and Female.

Salman Khan 10-mar ayuu u tartamay

Image result for salman khan filmfare

Ajay Devgn 7-mar ayuu u tartamay

Image result for Ajay Devgan filmfare

Govinda 5-mar ayuu u tartamay

Related image

Tabu 5-mar ayay u tartantayImage result for Tabu filmfare

Akshey Kumar 4-mar ayuu u tartamay

Image result for Akshay Kumar filmfare

Dharmendra 4-mar ayuu u tartamay

Image result for Dharmendra filmfare

Anushka Sharma 4-mar ayay u tartantay

Image result for Anushka Sharma filmfare

Abhishek Bachchan 3-mar ayuu u tartamay

Image result for Abhishek Bachchan filmfare

Katrina Kaif 2-mar ayay u tartantay

Image result for Katrina Kaif filmfare

Saif Ali Khan 2-mar ayuu tartamay

Image result for Saif Ali Khan filmfare

Hadaba aqriste aktarke ayaa mudnaa inuu Filmfire ku guuleysta qeybta Best actor Intee jeer ayuu mudnaa ama Filmfire ayaa saxan maba mudneen akataradaan jawaabta waa xagiina….

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com