Aktarka Arjun Kapoor Iyo Wiilka Uu Adeerka U Yey Ee Arjun Kapoor Oo Film Isladhogaaya

Aktarka Arjun Kapoor, ayaa la xaqiijiyay inuu markiisi ugu horeeyay Filim la dhigi doono adeerkiis Anil Kapoor.Arjun Kapoor, ayaa kamid ah jilaayaasha ugu da’da yar Bollywoodka, islamarkaasina si aad ah uga dhex muuqda.Filimka ay isla dhigi doonaan wiil iyo adeerkii, ayaa waxaa lagu magacaabaa Mubarka, waxaana Director ka ah Anees Bezme.

 

Faalo Ka Dhiibo

comments