Aktarka Caanka Ah Ee Hrithik Iyo Xaaskiisii Hore Ee Sussan Oo Dib U Midoobay

Hrithik ayaa la sheegay inuu ka qeyb galay xaflad yar oo ay dhigteen qoyska Sussan, halkaasoo ay kullan gooni ah oo xiiso badan ay ku wada qaateen asiga iyo xaaskiisi hore ee Caruurta u dhashay.

Sussan, ayaa dhawaan beenisay ineey Hrithik isku soo laaban doonaan, balse kullankan gaarka ah ee ay wada qaateen, ayaa iftiiminaya in ay jirto saan saan ay markale ku midoobi doonaan.

Faalo Ka Dhiibo

comments