Aktarka Hrithik Ayaa Kulan Xasaasi Ah La Yeelanaaya Directorka Filimka Raees

Aktatka caanka ah ee  Hrithik Roshan, ayaa lagu soo waramayaa inuu qorsheynayo inuu kullan gaar ah la yeesho soo saaraha Filimka Raees ee uu sharukhan  aktarka ka yahay.

Labadaan Jilaa ayaa kullandkooda diirada ku saari doona, sidii ay u kala duwi lahaayeen Filimada Raees iyo Kaabil, kuwaasoo hada loo qorsheeyay in hal maalin Tiyaatarada lasoo wada saaro.

Soo saaraha Raees ee Farhan Akhtar iyo Hrithik Roshan, ayaa ah saaxiibo aad isugu dhow ilaa iyo yaraantoodi, waxeeyna labadaan jilaa kasoo wada shaqeeyeen Filimka Lakshya.

Shirkada Excell Intertainment, ee uu leeyahay Farhan Akhtar, ayaa ah shirkada maal gelineysa Filimka Raees ee uu sharukhan  aktarka ka yahay

 

Faalo Ka Dhiibo

comments