Aktarka Ranpir Kapoor Ayaa Sheegay Inuu Shahrukh Khan Ku Dayan Jirey Kuna Daydo

Rampir Kapoor waa Aktar uu dhalay Jilaaga caanka ah ee Rishi Kapoor waxaa toddobaadyadii ugu dambeeyay la bar bardhigayay isaga iyo Deepika jaceylka ay filimada ku sameeyaan inuu lamid yahay kan Kajol iyo Shah Rukh Khan oo kale.

Kajol oo arintaas la weydiiyay waxaa ay sheegtay ineysan gaari Karin iyada iyo SRK labadan cusub maxaa yeelay waxaa aynu soo shaqeyneynay ayey tiri 22 sano.123265_Rambir-Kapoor-Wallpaper-Pack-4_1024x768

Hadaba Rambir Kapoor ayaa cadeeyay ineysan kabta Shah Rukh Khan u galeynin oo uusan gaari Karin.

Waxaa uu sheegay markii uu iskuulka dhigan jiray inuu iska dhig dhigi jiray Shah Rukh Khan.

“Markaan iskuulka dhiganayay uu Shah Rukh Khan keenay Filimka Kuch Kuch Hota Hai sidiisa oo kale ayaan u labisan jiray waxaana xifdin jiray hadalada jaceylka uu dumarka ku soo jiito ayuu yiri Rambir oo haatan soo wada Filimka jaceylka ee Tamasha kaas oo soo baxaya 27-ka November.

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com