ffAktarka uu dhalay jilaagii waynaa ee Jacky Shroff ee Tiger shroff ayaa ka qayb galay tartan lagdameed ka dhaca wadankaas hindiya, Inkasta oo aanu ka mid ahayn tartamayaasha tartanku dhex marayey hadana waxa uu halkaas ku soo bandhigay dhoola tusyo aad loogu bogay waxana wehelinayey walaashii Krishna Shroff halka aktarada Sunny Leone ay ahayd qofkii soo jeedinayey ama daadihinaysay barnaamijkan,


2

3 4 6 10 13 17 18 19

20

 

KA DHIIBO FIKIRKAAGA