Alfanaan Cirro Oo Lagu Soo Dhaweeyey Dubai Halkaas Oo Uu Ku Leeyey Show 14 Febuary

Fanaanka caan ah ee Maxamed Axmed Bakaal Ciiro ayaa waxaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Dubia fanaanka oo maanta ka kicitimay caasimada  Somaliland ee Hargaysa ayaa waxa uu safarkiisan daaranyey sidii uu taageerayaashiisa la qaadan lahaa xaflada 14 Febuary

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com