Algeria: Ciyaarta Electronic-ga ah ee Magaceeda la yidhaahdo “Blue Whale Challenge “ oo galaafatay Noolosha 8 qof!

Dalka Algeria ayaa waxa ka taagan arrin aad u la yaab badan taasi oo ah in Ciyaar lagu Ciyaaro Koombiyuutarada iyo Telefanada gacanta oo magaceeda la yidhaahdo “Blue Whale Challenge” taasi oo la sheegay in caruur fara badan oo ku nool Dalka Algeria Galaaftay .

Dawalada Dalka Algeria ayaa waxa ay bilawday in waalidiinta ku wacyi galiso in ay ubadkooda ka ilaaliyaan ciyaartaasi,ciyaartani ayaa waxa la sheegay in saamaynayso Maskaxda Caruurta isla markaana ii ilma kasta oo ciyaara isku dayayo in uu sameeyo qaabka uu ciyaartaasi ka arko .

Dalka Algeria ayaa waxa ciyaartasi galaaftay malaintii shalay ahayd ayaa waxa ciyaartaasi galaaftay qofkii sideedaad,Masaajidada iyo dugsiyada dalkaasi ayaa sidoo kale bilaabay in ay ciyaartaasi ka wacyi galiyaan dadka dalkaasi ku dhaqan .

 

 

 

 

 

Hawaraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com