Amiir Khan Masoo Saari Karo Dil two

Jilaaga caanka ah ee Amiir Khan ayaa Sababey DUmar Badani inay Curyaamaan  kadib Filmkiisii ugu Sareeyay ee la siidaayey 1990
Laakiin Soosaaraha Filimaanta ee lagu Magacaabo Indra Kumar ayaa yidhi Imika Amiir khan Manoqon Karo Superstar Lamida markii Hore
Mar La waydiiyey Soosaarahan inuu dib usameynayo Qaar ka mida Filimaantii uu Hore usoo saarey ayuu ku Jawaabey Kumar Waxaan Sameyn Doonaa ama Soosaari Doonaa Dil 2 lkn Amiir Khan Ma jili Doono Filimkaa waa Dil 2 waayo imika kuma Haboona Doorkaa waa inaan Raadiyaa Qofka Ku Haboon Jilista Filmkan

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply