Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!

Anil Kapoor Oo Sheegay Sababta Uu Inantiisa Sonam Kapoor Filim Ula Jili Doono

waxaa muddo badan la hadal-hayay inay filim ku midoobi doonan aktarka anil kapoor iyo gabadhiiso sonam kapoor kaaso ah markii ugu horeesay ay shaashada filimka ku midoobi doonan

anil kapoor ayaa hore waxa uu isaga diiday mashruucyo fara badan uu gabadhiisa filim kula samyn lahaa sida filimkiisa players isagoo iska diiday inuu door aabe ugu matalo gabadhiisa sonam kapoor

anil kapoor ayaa dhawaan waxa uu wareysi siiyay majalada mumbai mirror isagoo sheegay sababta ugu weyn inuu filimkan gabadhiisa la sameeyo ay tahay sheekada filimkan

maadaama gabadhiisa sonam kapoor maadaama ay weligayd u sheegi jiray inuu doorto sheeko fiican kaaso ay labadooda ku midoobayaan waana dhacday

sababtoo ah sheekada filimkan uu ka hadlaayo arrimaha qoyska iyo xariirka ka dhaxeeya gabar iyo aabaheeda filimkan Ek Ladki Ko Dekha Toh Aisa Laga waxaa jilaayaal ka ah anil kapoor, sonam kapoor, rajkumar rao, juhi chawla iyo aktaro kale oo badan waxaana tiyaatarada la saaray 1 bishan febraayo

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

WhatsApp chat
%d bloggers like this: