XIDDIGAHA-IYO-CIIDKABandhiga Kooxda Xidigaha Geeska iyo Habeenka Ciida Crown Hotel Qiimuhuna waa $20 oo kaliya Hamoogaanina Bandhig Faneedkan oo ah mid si aada loosoo abaabulay loona qorsheeyay waxay kooxda xidigaha geesku kusoo bandhigi doonaan heeso cusub oo loogu talagalay Ciida

KA DHIIBO FIKIRKAAGA