Dalal badan ayaa waxa muddoyinkan dambe ka cawdaan is-beddelka soo waajahay Guud ahaan Cimildda Aduunka.

Dalka Maraykanka gaar ahaan Gobolka  Florida ayaa muddo aad u dheer aanu ku Di’in wax baraf ahi ,balse Dadka ku dhaqan Gobolkaasi ayaa waxa ay aad uga cabanayaan Barafka  xad dhaafka ah ee ku habsasay Gobolkaasi.

Muddo 29 sano ah Gobolka Florida ayaan wax baraf ahi aanay ka di’in , Dadka ku dhaqan Gobolkaasi ayaa waxa ay ku waabariisteen Baraf laxaad leh oo ku habasaday Gobolkaasi waxa aanay dadkaasi u diyaar garoobayaan sidii ay ula qabsan lahaayeen Barafkaasi daran ee hadheeyay Gobolkaasi.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA