Baraf Laxaad leh oo Sababay in Tareenada Ka Hawl Gala Waqooyiga dalka Japan ay Istaagaan iyo Boqolaal Rakaab ah oo ku Dul Cadilmay Tareenadii ay Saarnaayeen!

Masuul ka tirsan Xukuumada Dalka Japan ayaa waxa uu sheegay in boqolaal rakaab ahi ay ku xayirmeen Tareen ay saarnaayeen xalay ilaa iyo sacadihii hore ee maanta.

Baraf laxaad leh oo ku habsaday Waqooyiga Dalka Japan ayaa waxa uu sababay in dhamaan ba gaadiidkii ka hawl gali jiray halkaasi ay istaageen kadib markii barafkaasi uu xidhay wadooyinka caadiga ah ee baabuurtu maraan iyo sidoo kale wadooyinka tareenada .

 

Xadiga Barafkaasi ayaa waxa la sheegay in uu dhulka ka kor mari doono ilaa iyo 20 Cm dhulka dushiisa kaasi,arrintaasi ayaa waxa ay sababaysaa in isku gooshida magaalooyinka dalkaasi ay hakadaan.

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com