Baro 10 Arimood Oo Aanad Ka Aqoon Aktarka Hritick Roshan

Waxa aan caawa idin soo gudbin doonaa 10 arimood oo dadka intooda badan aanay ka aqoon aktarka caanka ah Hritick Roshan.

1.Mushaharkii ugu horeeyey ee uu aktarkani qaatay waxa uu ahaa Rs 100 waxaana uu ka shaqaystay awowgii J Om Prakash isaga oo lugaha u duugay , waxaanu lacagtaas ku iibsaday 10 gaadhi oo kuwa caruurtu ku ciyaarto ah.

2.Magaca saxda ah ee qoyskiisu maaha Roshan ee waa Nagrath

3.Aktarkan ayaa dhigan jiray iskuul la odhan jiray Bombay Scottish School waxaana ka soo baxay soona dhigtay aktarada Aamir Khan,John Abraham, Ranbir Kapoor, Abhishek Bachchan, Aditya Chopra iyo Ekta Kapoor.

4.Goobaha uu ugu jecel yahay inuu ku qaato wakhtigiisa fasaxu waa London (United Kingdom) iy Phuket (Thailand), Waligiina muu booqan wadanka Japan waanu ku hami wayn yahay.

5.Aktarkan oo ay saaxiib yihiin aktarka kale ee filim sameeyaha ah ee Farhan Akhtar isaga oo u doortay inuu jilo filimaantiisa Dil Chahta Hai , Filimka shahrukh khan ee Don(in kasta oo muuqaal gaaban uu ka galay) iyo filimka kale ee Rang De Basanti inkasta oo uu dhamaantood ka cudurdaartay aktarkani.

  1. Filimkiisii u horeeyey waxa uu ahaa Kaho Naa Pyar Hai

7.Aktarkan ayaa waalidkiisu waxa ay jeclaayeen inuu waxbarashadiisa sii wato oo maraykanka u aado waxbarasho inkasta oo uu diiday.

8.Laba filim oo u Aishwaria La Dhigay Akktarkan ayaa ka saamayn batay gabadha uu la jilay filimadiisa u badan ee (Yaadein, Mujhse Dosti Karoge, Main Prem Ki Diwani Hoon and Kabhi Khushi Kabhie Gham)ee Kareena Kapoor.

9.Aktarkan ayaa ka caawiyey aabihii filimadii uu waday ee Karan Arjun iyo Koyla

10.Inkasta oo imika uu ku yar yahay joogitaanka madbakha hadana markii uu yaraa waxa uu jeclaa inuu isagu samaysto beed iyo baradho jabis.

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com