Baro 10 Hotel Ee Dunida Ugu Qaalisan Iyo Qiimahooda.

Hadaad aragtay  ama maqashay guri qiimihiisu dhan yahay $100,000 waxa aan maanta idin so gudbin doonaa hotelo halkii habeen lagu seexda $100,000

Presidential Suite, Tokyo

 

presidential-suite-ritz-carlton

hotelkan ayaa habeenkii $25,000 waxa baaxadiisu dhan tahay 53 yard waxa uu leeyahay muuqaal aad u qurux badan waxanu leeyahay beer caan ah oo magaceeda la yidhaahdo Royal Palace Garden iyo buuro qurqurux badan oo dad samee ah.

waxa uu leeyahay 3,300 Ft oo loogu tala galay bandhigyada fashionka waxa kale oo uu leeyahay qol cunto , bathroom leh telefishan Sony BRAVIA 20 inch, pool qolka ku dhex yaala , xarun jimicsi.

Hotel Vylala Coppola, Rome
junior-suite-2_gallery_preview

Qiimaha halkii habeen ee hudheelkani waa $29,000 waxa uu ku fadhiyaa 6099 square meter iyo 1808 square meter oo garoomo ah. waxa la dhisay hotelkann 1998 isaga oo ku kacay $ 7 Million waxaana loo rinjiyeeyey qaab casri ah qabcad walba oo kamida dhismahan.

Waxa uu leeyahay hotelkani qol madbakh ah oo gaar ah, Hurdo, Qol Cunto iyo meesha loogu talagalay in lagu cabo khamriga oo ay ku diyaar yihiin 150 nooc oo kala duwan oo ah khamriga wadankan .

Penthouse T-Wow – Warner, Four Seasons Hotel, New York

3-Four-Seasons

halkii habeen ayaa hudheelkan waxa lagu jiifsadaa lacag dhan $34,000 gidaaradiisa ayaa waxa ku yaala muraayado ay kuawiran yihiin balanbaalis dahab ah, hotelkan ayaa ah hotelka ugu dheer ee ku yaala New York.

Hefner Sky Villa, Las Vegas

Hugh-Hefner-Sky-Villa-The-Palms-Casino-Resort-in-Las-Vegas

Qiimaha halkii habeen ee hotelkan ayaa dhan $40,000 waxana lagu dhisay hotelkan lacag dhan $10 Million oo dollar.

Royal Hotel Penthouse, Hotel President Wilson, Geneva

expensive-hotel-room-1

qiimaha halkii habeen ee hotelkan ayaa ah $53,000 waana hotel kamida kuwa leh wiishashka gaarka ah ee loogu tala galay madaxwaynayaasha, waxa u ka kooban yahay 4 qol oo hurdo ah, 6 bathroom iyo meel club ah oo loogu tala galay in lagu caweeyo.

 

La soco Qaybaha Kale

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com