Baro 10 Xaqiiqo Oo Aanad Ka Aqoon Facebook Q:2aad

Hadii aad rabto inaad asxaabtaada facebook inay ogaadaan postskooda inaad aragtay laakiin aadan rabin inaad faalo ka bixiso waxa aad taabanaysaa buttonka lagu magacaabo “LIKE” lehna magaca kale ee AWESOME button optionkan ayaa waxa codsaday mulkiilaha shirkadan ee Zuckerberg.

facebook-like

4.Ninkii Ku Sawirnaan Jiray Facebook
al-pacino-facebook
Waxa aan u malaynayaa inaad xasuusato sawir ku sawirnaa facebooka kana mid ahaa iconskii la isticmaali jiray wakhtigii hore isaga oo ay ka soo horeeyeen numbero laga sameeyey binary code. Inta badan macaamiisha facebook ayaan iswaydiin halka uu ka yimid sawirkani laakiin waxa uu ahaa nin ay isku dhawyihiin mulkiilahan. Sawirkan ayaa hada lagu badalay aktarka caanka ah ee AlPacino.

3.Maxaa Ku Dhacaya Facebookaaga Hadii aad Dhimato
facebook-death

 

 

 

Arimahan ayaa ka mid ah arimaha aanay dadka intooda badani iswaydiin ama aanay is odhan maxaa dhacaya hadii….. hadii macmiil facebook lehi uu dhinto laba mid ayuunbaa dhici karta in loo daayo accountkan asxaabtii qofkaas si ay u xusuustaan taas oo kaliya lagu samayn karo accountkaas in xasuuso kaliya lagu postgareeyo wallkiisa ama in lamasaxo accountkan iyada oo arintani ay dhacdo marka shahaadadii dhimashada la geeyo xarumaha facebooka.

2.Da’Yartu Yurub Xoog Uma Jecla Facebooka

teens

Xog la ururinayey 3 sanadood ayaa cadaynaysa in dhalinyarada ka yar 20 jirku aanay jeclayn isticmaalka facebook oo ay ka jecel yihiin Instagram, Snapchat, Vine iyo Tumblr arintan ayaa lagu baahiyey jariirad ka soo baxda wadanka maraykanka bishii April ee 2015ka taas oo sheegtay in 14% aanay isticmaalin amaba lahayn facebook.

1…..Hadana DhalinYartu Way Jecelyihiin Facebook

Facebook

Marka la eego dhalin yarta dunida ayaa waxa ay cadaynaysaa in 71% ay isticmaalaan facebook halka uu liiska ka galay instagram kaalinta labaad 52% ay isticmaalaan.

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com