Baro 10 Xaqiiqo Oo Aanad Ka Aqoon Salman Khan

Salman Khan waxa uu noqon karayey dabaal yahan xariif ah , waayo waxa uu hore u aha ninka ugu xariifsan dabaasha waqtigiisii waxbarashada

Salman aktarkiisa ugu fiicani waa sylvester Stallone halka aktaradiisa ugu fiicanina tahay Hema Malini.

Salman Khan waxa loo soo bandhigay filinka Abbas-Mustan ee Baazigar laakiin fikirka ah inuu noqdo qof negative ah ayaan u cuntamin waxana aqbalay Shahrukh khan waxaanu ku noqday mid caan ah.

Salman Khan waa safiir dhanka Kabaha ah

Salman khan waxa u xidha surwaal gaaban inta aanu matalayn filimada aabihii Salim Khan waa la mid.
Salman waxa u mar kaxaystay cunto kariyihiisa isaga oo u raacay London si uu ugu kariy cuntada uu jecel yahay ee Biryani
waxa uu aad u jecel yahay inuu kaxeeyo gaadhiga BMW Mercedes-Benz iyo Land Cruisers.

Salman waxa uu jecel yahay cunto Chinese hudheelkiisa ugu fiicana waa China Garden ee magaalada Mumbai

Salman waxa u necebyahay saabuunta jidhka waxaanu isticmaala sabun ka samaysan khudrad nadiif ah.

Salman khan waa aktar muslim ah

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com