Baro 10 Xaqiiqo Oo Aanad Ka Aqoon Shahrukh Khan.

Shahrukhan waa actarka dunida ugu guulaha badan waxaana uu ku helay taas magaca King Of Bollywood waxa aan halkan idinku soo gudbin doona 10 xaqiiqo oo aan dadka badankooda ka aqoon actorkan

1.Shahrukan oo hada ah mid kamida dadka ugu mushaharka badan dunida ayaa waxa uu filimkiisii u horeeyey ka qaatay lacag dhan 25,000rs oo u dhiganta $374 isaga oo maalintii la soo bandhigayeyna iibsaday tigidhka lagu galayey theatreka

2.Shahrukh khan waa actorka labaad ee dunida ugu qanisa. lacagtiisuna waxay dhan tahay $600 Million.

3.Mushaharkiisii u horeeyey waxa uu ahaa 50 rs waxaanay ka yar tahay $1, waxaanu shaqaystay 80kii kana helay Pankaj Udhas isaga oo ku tagay lacagtaas Taj Mahal.

4.Shahrukh khan mar ayuu hotel ka furtay xaafada Darya Ganj ee Delhi.

5.Aabihii waxa uu kamid aha dadkii ugu yaryaraa ee u dagaalamay halgankii dib u xoraynta hindia.

6.Marka uu qabanayo xafladaha Fauji iyo Circus ee ka dhaca Delhi waxa so waca Hema Malini iyo Harry Baweja si ay ula dhigaan bandhigyadaasi.

7.Aabihii waxa u dhintay isaga oo 15 sano jira halka hooyadii dhimatay marki u 25 sanno ahaa.

8.Shahrukh khan xili walba waxa uu ka hadlaa muhiimmada waxbarashada. waxa uu ahaa arday ku wanaagsan waxbarashada xiliyadiisii Collegeka iyo Dugsiyadii hoose

9.Shahrukh Khan magiciisa saxda ahaa waxa weeyi Abdul Rahman oo ay u bixisay hooyadiisi so korisay (Naani) laakin aabihii ayaan jeclaysan magacan una bixiyey Shahrukh Khan

10.In laga shaqeeyo Bollywood wa hawl adag, Laakiin ma ogtahay in Shahrukh khan uu hal maalin gudaheed bollywood kula saxeexday 5 filim oo isku xiga kadib marki laga mabsuuday jilistiisa ka hor intaanu bilaabin jilista Bollywood

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com