Waxa aanu qormadeenan caawa ku soo qaadan doonaa 10ka filim ee ugu daawashada badnaa shirkada Bollywood sanadkii tagay ee 2015

  1. Bajrangi Bhaijaan – 35-milyan iyo 500,000 oo qof ayaa tigidh u goosatay

  2. Prem Ratan Dhan Payo – 22-milyan iyo 800,000 oo qof ayaa tigidh u goosatay

  3. Bajirao Mastani – 18-milyan iyo 800,000 oo qof ayaa tididh u goosatay

  4. Dilwale – 15-milyan iyo 300,000 oo qof ayaa tigidh u goosatay

  5. Tanu Weds Manu Returns – 15-milyan oo qof ayaa tigidh u goosatay

  6. ABCD 2 – 12-milyan iyo 200,000 oo qof ayaa tigidh u goosatay

  7. Welcome Back – 10-milyan iyo 900,000 oo qof ayaa tigidh u goosatay

  8. Gabbar Is Back – 10-milyan iyo 800,000 oo qof ayaa tigidh u goosatay

  9. Baby – 8-milyan iyo 900,000 oo qof ayaa tigidh u goosatay

  10. Singh Is Bling – 8-milyan iyo 300,000 oo qof ayaa tigidh u goosatay

KA DHIIBO FIKIRKAAGA