Qomadeenan maanta waxa aan ku soo qaadan doonaa 10ka magaalo ee ugu cabsida badan dunida.

10) Cape Town, South Africa
Cape_Town_Jun_09_s compress 136

Cape Town waa magaalo xeebeed aad iyo aad u qurux badan isla markaana ah magaalada dalxiiska ee wadankaasi koonfur afrika, laakiin waxa inta la og yahay magaaladan hadheeyey danbiyo dhaca inta badan habeenkii oo sababtay inaan qofna kaligii socon xiliyada danbe ee habeenkii.

9) Kabul, Afghanistan
9

Caasimadan Kabu ayaa noqotay meel caan ku noqotay qaraxyada lala beegsado hotelada waawayn, waxaana la sheegaa in ciidamada amaanku ay ku dhibtoodaan sugida amniga magaaladan.

8) Caracus, Venezuela
8

Waxa ay caan ku tahay magaaladani ka ganacsiga hubka iyo daroogada noocyadeeda kala duwan, waxa kale oo lagu yaqaan magaaladan dilka iyo danbiyada kale ee dhaca waxana magaaladan cadaalada ka sareeya danbiyada kooxaha ka ganacsada daroogada.

7) Ciudad Juarez, Mexico

7

Kuwa ka dilaala daroogada iyo xashiishka ayaa awood badan ku leh magaaladan, intaas oo kaliya maaha laakiin saraakiisha ciidanka ayaa sidoo kale ah kuwo laaluushka caadaystay waxaanay tani ka dhigtay magaaladan magaalo kooxahani siday doonaan ay ka yeelaan.

6) Mogadishu, Somalia
RESTORE HOPE

Magaaladan Muqdisho ayaa liiskan ugu saraysay ahaydna magaalada ugu cabsida badan dunida iyada oo ay sababtay dawlad la’aanta ka jirta magaaladan.

5) Medellin, Colombia
5

Magaaladan ayaa hoy u noqotay dilka iyo af-duubka.waxa kale oo magaaladan ka jiray budhcadii ugu caansanayd ee Medellin Cartel oo iyadu ahayd mid dunida caan ka noqotay.

4) Nairobi, Kenya

802074.TIF
802074.TIF

boobka iyo dhaca ayaa ah wax iska caadiya oo la qabatimay magaaladan waxana wax lala yaabo ah in habeenkii xiliyada danbe ee habeenkii.

3) Guatemala City, Guatemala
2

Magaaladan ayaa aad ugu caan baxday dilka ka dhaca iyo ka ganacsiga daroogada o aad u sareeya, waxa kale o ay caanku tahay afduubka basaska, dhaca baabuurta iyo boobka suuqyada.

2) Peshawar, Pakistan
22

Qaraxa ismiidaaminta ah ayaa ka yaabiya inta badan ee magaaladan, waxa xaqiiqdu tahay in dadkan isqarxiyaa bartilmaameedsadaan meeelaha ugu amaanka adag maaaladan waxana halis ka dhiga magaaladan qabqablayaasha dagaalka iyo qabiilada oo xili walba sameeya dagaalo joogto ah.

1) Baghdad, Iraq
22

11

Magaaladan ayaa maamulkii Saddam kadib waxa hadheeyey dilalka qorshaysan iyo qaraxyada ka dhaca wadooyinka iyo sido kale ismiidaaminta.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA