1. Kaluumaysiga iyo shaqooyinka la xidhiidha
Shaqadan ayaa ah mid halisteeda wadata iyada oo la soo dabo noocyo badan oo kamida noolayaasha bada iyada oo xadi aad u badan lasoo qabsado.
0x600 Halista shaqadan ayaa timaada marka cimiladu xumaato ama badwaynta dhexdeeda uu kuugu xumaado markabka ama doonta aad wadataa iyada oo mararka qaar ay weerar ku soo qaadaan noocyo badan oo kamida noolayaasha ugu waawayn ee ku nool bada.

2.Shaqada Looxaanta

2
shaqadan ayaa waxa la soo jaraa dhir waawayn oo kaymaha dunida laga soo daabulo si loo iibgeeyo .
Halista shaqadanina waa geedahan oo ku soo daata dadka ka shaqaynaya ama iyada oo shaqaaluhu isku jaraan mishiinada ay dhirta ku jarayaan.

3.Duuliyayaasha diyaaradaha iyo Farsamo yaqaaniinta

33

shaqadan ayaa ah mid u eg inaanay halisi ku jirin laakiin halisteeda ayey leeyihiin iyada oo diyaaradahaasi ay keenaan mararka qaar burbur.

4.Beerwadayaasha iyo kuwa dhaqda lo’da

44

shaqadan ayaa ah mid la dhaqdo xoolo u badan lo isla markaana dalagyo la fasho.
Halista shaqadanina waa iyada oo mararka qaar ay ku dilaan xoolahani

5.Shaqaalaha Macdan Qodista

55

Shaqadan oo inta badan lagu baadho dhuxul dhagaxda iyo macdanaha kale ayaa leh halis aad u badan oo keena mararka qaar inaad ku sumawdo shucaaca macdantan

6.Nijaarada

6

shaqadan ayaa lagu hagaajiyaa saqafyada iyada oo leh halis ah in laga soo dhaco saqafyadan ku yaala jooga aadka u sareeya.

7.Shaqada Ururinta Xashiishka

7

shaqadan ayaa la soo guraa qashinka iyo baabuurta burbursan waxaanay halis leedahay in mararka qaar uu keeno qarax waxyaabahan lasoo ururinayaa.

8.Dirawalada baabuurta xamuulka

88

Shaqadan ayaa ah shaqo inta badan la kaxeeyo baabuur aad u waawayn mararka qaarna lagu iibgeeyo alaabta waxaanay halis leeyihiin dhicitaanka baabuurtan oo keena in aan nolol lagaga soo bixin.

9.Rakibaada qalabka warshadaha

0x600 (1)

shaqadan ayaa la rakibaa qalabka aadka culus ee warshadaha halisteeduna waa culayskan oo dila shaqaalaha

KA DHIIBO FIKIRKAAGA