Baro 5 Arimood Oo Aanad Ka Aqoon Fanaanada Nancy Ajram

Nancy Ajram waa gabadh fanaanad ah oo dunida ka caan baxday, Waxa ay dhalatay sanadku marku ahaa May 16, 1983 waxaanay dhalatay maalin isniin ah, Hadaba waxa aan qormadeena caawa ku soo qaadan doonaa 5 shay oo ay haboon tahay inaad ka barato fanaanadan caanka ah.

-Fanaanadan reer Lubnaan ayaa waxa ay tahay calaamada Musica carabta.
-Waxay noqotay gabadhii u horeysay ee afhayeen uga noqota shirkada Coca-Cola wadamada laysku yidhaahdo Bariga Dhexe
-Heesaheeda ugu caansani waa “Fi Hagat,” “Ah w Noss,” “Lawn Ouyounak,” “Inta Eih,” iyo “Akhasmak Ah”.
-Waxa ay shaqadeeda fanka bilowday markii ay yarayd, Laakiin waxa ay caan noqotay markii ay soo saartay ulbumkeedii sadexaad ee “Ya Salam”

-Fanaanada Nancy Ajram waa fanaankii u horeysay ee ka soo jeeda carab isla markaana  bogeeda facebook kor u dhaafay 1 Million oo qof oo ku xidhan.

nancy ajram

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com