Baro Dhacdooyinkii Ugu Saamaynta Badnaa Dunida Qarnigii 8aad Ilaa Qarnigan 21aad

Sannadku markuu ahaa 711-kii muslimiintu, waxa ay galeen dalka Isbayn.
Sannadku markuu ahaa 880-kii dalka Ruushka, waxaa laga aasaasay boqortooyadii Kiev.
Sannadku markuu ahaa 1562-kii waxaa bilowday dagaalkii Diineed ee Faransiiska.
Sannadku markuu ahaa 1721-kii Robert Wal Pole, waxa uu noqday Ra’iisal Wasaarihii ugu horreeyey ee Ingiriiska.
Sannadku markuu ahaa 1841-kii, Ingiriisku waxa uu qaatay Hong Kong.
Sannadku markuu ahaa1929-kii Arnets Heming Way, waxa uu qoray Boogiisii uu ugu magac-daray a Fare Well to Arms.
Sannadku markuu ahaa 1209-kii, waxa la aasaasay Jaamacadda caanka ah ee “Cambridge”.
Sannadku markuu ahaa 1390-kii, Ingiriisku waxa uu nabad la qaatay Faransiiska.
Sannadku markuu ahaa 1389-kii, waxa israacay Poland iyo Lathvania.
Sannadku markuu ahaa 1413-kii, illaa 1422kii, waxa dalka Ingiriiska Boqor ka ahaa “Henery V”.
Sannadku markuu ahaa 1642-kii, waxaa dhacay Dagaalkii sokeeye ee Ingiriiska oo socday illaa 1649-kii.
Sannadku markuu ahaa1800 Volta waxa uu sameeyey dhagaxii “Battery” ugu horreeyey ee Adduunka.
Sannadku markuu ahaa 1809-kii waxaa Madaxweyne ka noqday Dalka Maraykanka James Madison, wuxuuna talada dalkaasi hayey illaa 1817-kii.
Sannadku markuu ahaa 1950-kii waxaa dhacay dagaalkii Kuuriya oo socday muddo saddex sannadood ah.
Sannadku markuu ahaa 1861-kii Dalka Maraykanka waxa Madaxweyne ka noqday “Abraham Lincoln”.
Sannaku markuu ahaa 1886-kii, Dalka Ingiriiska, waxaa Ra’iisal Wasaare, ka noqday “ William Ewart Gladstone”.
Sannadku markuu ahaa 1889-kii, Dagaalkii Spain iyo America.
Sannadku markuu ahaa 1908-kii, Dalka Bulgariya, wuxuu qaatay gobonimadiisii.
Sannadku markuu ahaa 1913-kii, Dalka Maraykanka waxa Madaxweyne ka noqday “woordrow Wilson”, wuxuuna talada dalkaasi hayey 1921-kii.
Sannadku markuu ahaa 1919-kii , xuduuq ayaa ka dhacay Amristar.
Sannadku markuu ahaa 1930-kii, Dalka Baraasiil, af gambi ayaa ka dhacay, waxaana Madaxweyne ka noqday “Vargas”.
Sannadku markuu ahaa 1940-kii waxa lagu dilay Dalka Mexico “Leon Trot Sky”.
Sannadku markuu ahaa 1966-kii India Gandi, Ra’iisal Wasaare, waxay ka noqotay Dalka India.
Maalintay taariikhdu ahayd April 8,1906, magaalada Sanfaransiisko waxa ka dhacay dhul gariir dab wata, waxaanu burburiyey magaalada inteeda badan, Boqolaal Qofna way ku dhinteen, in ka badan laba boqol oo kunna way ku Guryo waayeen.
Sannadku markuu ahaa 1830-kii Faransiisku, waxa uu qabsaday Aljeeriya.
Sannadku markuu ahaa 1848-kii, waxa New York, markii ugu horreysay hawsheeda ka bilowday Wakaalada Wararka ee “Associated press”.
Sannadku markuu ahaa 1885-kii “Lord Salisbury”, waxa uu noqday Ra’iisal Wasaarihii Ingiriiska.
Sannadku markuu ahaa1896-kii, waxa lagu qabtay Magaalada Athens ciyaartii ugu horreysay ee Olympic Games casriyeysan.
Sannadku markuu ahaa 1901-kii, waxa dhimatay “Queen Victoria”.
Sannadku markuu ahaa 1905-kii, Ruushka waxa ka dhacay afgambigii ugu horreeyey.
Sannadku markuu ahaa 1928-kii, waxa bilowday dagaalkii qaboobaa “Cold-War”.
November 2,1930, Xayle Salase, wuxuu Boqor ka noqday Dalka Ethiopia.
Xilligaas waxa dalka Ethiopia xoog ku galey gumeysigii Talyaaniga, 1936-kiina wuu hantiyey Dalkaasi, Xayle Salasena wuxuu u baxsaday dalka Suudaan, halkaasina wuxuu ka aasaasay dhaqdhaqaaq.
Ugu dambayntiina wuu ka xoreeyey Dalkiisii gumeysigii Talyaaniga, kadib markii uu garab hubaysan uu ka helay Dalka Ingiriiska.
Xayle Salase, wuxuu ka qayb galay dhammaan shirarkii Afrika, wuxuuna xidhiidh wanaagsan la lahaa Ingiriiska iyo Maraykanka.
Hase yeeshee waxa la afgambiyey 1974-kii.
Sannadku markuu ahaa 1258-kii (Mongols), waxa ay gacanta ku dhigaan Baqdaad.
Sannadku markuu ahaa 1801-kii Dalka Maraykanka waxa Madaxweyne ka noqday Thomas Jefferson, waxuuna talada dalkaasi gacanta ku hayey illaa 1809.
Sannadku markuu ahaa 1841-kii Dalka Ingiriiska, waxa Ra’iisal Wasaare ka noqday Robert Peal.
Sannadku markuu ahaa 1895-kii Jabaan waxa ay gacanta ku dhigtay Taiwan.
Sannadku markuu ahaa 1914-kii, waxa la furay biyo mareenka Panama Canal.
Sannadku markuu ahaa 1931-kii Dalka Newzealand, waxa uu qaatay gobonimadiisii.
Sannadku markuu ahaa 1933-kii Xisbigii Naasiga ahaa (Naza Part), waxa uu ka guulaystay doorashadii ka dhacday Dalkaasi Jarmalka.
Sannadku markuu ahaa 1918-kii Ingiriisku, waxa uu gacanta ku dhigay Falastiin iyo Suuriya.
Sannadku markuu ahaa 1953-kii, waxa geeriyooday Joseph Stylin.
Sannadku markuu ahaa 1987-kii E.E.C-da, waxa ay isu bedashay E.C.
Sannadku markuu ahaa 1482-kii Bortaqiiska, waxay ka dageen xeebaha Dalka Angola, waxayna gacanta ku hayeen Dalkaasi illaa iyo sannadku markuu ahaa 1975 xilligaa oo ah markii ugu horreysay ee lagu dhawaaqay Jamhuuriyadda Angola.
Sannadku markuu ahaa 1923-gii, waxa lagu dhawaaqay Jamhuuriyadda Dalka Turkiga, waxaana Madaxweyne ka noqday Mustafa Kamaal (Atatuark).
Sannadku markuu ahaa 1924-kii, waxa dhintay “Lenin”.
Sannadku markuu ahaa 1949-kii Dalka Indooniisiya, wuxuu qaatay gobonimadiisii.
Sannadku markuu ahaa 1955-kii Jarmalka Galbeed, wuxuu ku biiray Gaashaanbuurta “NATO”.
Sannadku markuu ahaa 1959-kii, Dalka Kuuba ayaa af ganbi ayaa ka dhacay, waxaana talada dalkaasi lawareegay illaa hadeerna gacanta ku haya (Castro).
Sannadku markuu ahaa 1963-kii, waxa la aasaasay ururka Midowga Afrika.(O.A.U).
Sannadku markuu ahaa 1975-kii, Juan Carlos, wuxuu boqor ka noqday dalka Spain, kadib markii uu dhintay “Franco”.
Sannadku markuu ahaa 1927-kii, Dalka Norway talada dalka waxa qabsaday Xisbiga Shaqaalaha, wuxuuna talada Dalkaasi hayey muddo soddon sanno oo xidhiidh ah.
Sannadku markuu ahaa 1955-kii Dalka Ingiriiska, waxa Ra’iisal Wasaare ka noqday (Athoyeden).
Sannadku markuu ahaa 1956-kii Jamaal Cabdi Naasir, wuxuu qarameeyey marinka (Suweys Canal).
Sannadku markuu ahaa 1963-gii, Dalka Maraykanaka waxa Madaxweyne ka noqday”Lyndon Johnson”.
Sannadku markuu ahaa 1979-kii, Khomeine, wuxuu afgmbiyey “Shaahii Iran”.
Sannadku markuu ahaa 1989-kii, waxa la burburiyey gidaarkii Berlin.
Sannadku markuu ahaa 1982-gii Ingiriisku, wuxuu kaga adkaaday Falkaland Dalka Argentina.
Sannadku markuu ahaa 1888-kii, “Addison”, wuxuu ku guulaystay samaynta Laambadaha Laydhka, tijaabadiisii ugu horreysay wuxuu ku sameeyey Gobolka “New Jersey” ee Dalka Maraykanaka ah.
Sannadku markuu ahaa 1903-gii, waxa la sameeyey waddo Tareen oo isku xidha Yurub iyo Ruushka.
Sannadku markuu ahaa 1949-kii, waxa lagu dhawaaqay Jamhuuriyadda Dalka Shiinaha, waxaana Madaxweyne ka noqday “Mao Testong”.
Sannadku markuu ahaa 1952-gii, Jarmalka Galbeed, Isra’iil waxa ay ban dhitayt lacag mag-dhow ah oo qiimohoodu ahaa 293 milyan oo Pound, taas oo ay ugu mag-dhabaysay Niaasiyiinta ay xasuuqa ku sameeyeen Yuhuudda ee xilligii Dagaalkii koobaad.
Sannadku markuu ahaa 1986-dii magaalada Los Angles, waxa ka dhacay dhul gariir, waxaan ku dhintay 7qof boqolaal kalena way ku dhaawacmeen.

[yuzo_related]

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com