Daawo Beertii Jacaylkee Ugu quruxda badnayd Aduunyada oo Kasameysan Dhismayaal Ubaxya

Beerti jacaylka ee beeraha ugu wayn aduunka looguna talo galay in dadku kudamashadan wakhtiyada farxadaha nasashada ee ugu quruxda badnayd aduunyada
in kabadan 5 milyan oo ubaxa noocyadiisa kala duwan ayaa beerta jacaylka ee new mariyal beerta layiraahdo ku yaala waa meel qaabka iyo sida loo sameeyay layaab iyo amakaag kugu dhacayo muuqalada milicsiga bilicda leh ee halkaas kaaga muuqanaya waa kuwa marna aysan indhuhu ka daalaynin sida mucjisada leh ee loo sameeyay beertan

Runtii waa meel qof kasta oo booqda siwayn uso jiidaaynaysa isla markaana qalbiga ku nasanayo muuqalba midba mid kasi qurux badan yahay ee kolba si filan wa aah aad ka milicsanayso meel kasto kamida beertan

Beerta jacaylka ee miran  dhismaheeda dhareer iyo isku wareegba  waxa ay dhantahay 72 kilo mitir Waana marki ugu horaysay ee beer noocan ah khaliijka iyo aduunkaba lagu arko beer dhismaha dhaadheer ee buuraha iyo darbiga kuwareegsanba ay yahiin wada ubaxyo noocyo kala duwan oo si  xirfadaysan laga sameeyay

Muqalada ubaxa wadnaha  waa kuwa astaanta u ah jacaylka loo eekaysiiyay iyado ay u dheeryahiin inta qurux u damacroon ee indhuhu doogsadan

mr- john- dadki waxay ka daalen qabowga eesiga ama qaboojiyaha iyo jawiga xidh xidhan
waxaan bilownay sidaan u aasaasi lahayn beertan markil gardan waxyaabo badan ayaana isugu kenay noocyada kala duwan ee qaaradaha aduuunka meel kasta inta nooc ee ubax e kuyaala kuwaaso marka sida guud loo eego noqonaya 30 nooc oo kala duwan
halka ay jiraan 60 nooc oo yaguna gaar ah oo midibo isku dhex jira

Beertani waxay hada murashax u tahay in loo doorto beerta buuga rikoodhka arimaha mar la,araga lagu qoro .
Dhismaha ubaxyada kala duwan ayaa qiyaas ahaan qaarkood gaadhayan ilaa 10 mitir dhinaca dhererka
dhinaca balacna wuxu noqanaysa 144 mtir oo isku wareega

Waryaha ninka —- waxaan sidoo kale samaynay darbiigi ugu horeeyay aduunka uguna dheera ee ubaxyo ah oo dhismo aanu ka dhignay kaaso dhererkiisu yahay 800 mitir
Dhererkiisa xaga sarena yahay 3 mitir in kabadan beertan shaqaale ka badan 1000 qof ayaana ka hawl gala in ka badan 16 sacadood baa malin kasta laga shaqeeya

Sida la qiyaasayna waxay goobtani noqotay mudo yar oo hada ay furnayd meesha ugu booqashada badan ee dadka aduunyada iyo magalada dubia degani ay san marna ka xiiso dhacin dawashadeeda kuwaaso meel kasta isaga yimaada waxaana hada booqday durba in kabadan 2 milyan oo qof mudo kayar 1 bila oo ay furantahay runtii waa meel layaab iyo cajab leh

Halkan ka Daawo

Abdiqani xasan Gadari

Suxufigadari@gmail.com

 

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply