Beyonce Jacaylka aniga & Jay_Z waa in aan u ilaalinaa sida Brad Pitt & Angelina Jolie.

Fanaanada Caanka ah Beyonce ayaa sheegtay in xariirka kala dhaxeeya Gacaliyaheeda u baahan yahay ilaalin badin iyo ka taxadir waxa ayna sheegtay in mar kasta ku dadaalaan wixii iyaga la fiican.
Xiddigtaa ayaa sheegtay in Xariirkooda u ilaalin doonaan sida u ilaalsadeen xariirkooda Xiddigaha Bollywoodka Brad Pitt iyo Angelina Jolie oo isku haya Shan Caruur ah islamarkaana dhoor jeer aroos dhigtay.

13Jay-Brad-1

Waxa ay xustay in aad ula dhacday Xariirka Lamaanayaasha islamarkaana mar kasta isku dayayso sidii xariirkooda heerkaa u gaari lahaa waxa ayna ka dhawaajisay in Gacaliyaheeda aad isku jacayl yahiin.
Beyonce iyo Jay z ayaa is guursaday sanadii 2006dii xiligaa oo ay fanka ku jirtay waxaana uu ahaa Jay Z ninkii ka danbeeyay in ay fanka soo asho xiddigtaa caanka ah Beyonce.

suxufigadari@gmail.com

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply