Dadka Falastiiniyiinta ah ayaa waxa ay hadd iyo jeer ka Aar goostaan Dadka Isra’iiliyiinta ah ee degan dhulka Falastiin ee shacabka ah ,waxanay Falatiiniyiintu sidoo kale Mararka qaar ee Adeesadaab mindiyaha mid mid ka mid Askarta Isra’iliyiinta ah .

Ciidanka Ilaalada Xuduuda Isra’il

Haddaba nin u dhashay Falastiin ayaa waxa uu Mindi galiyay nin Isra’iili ah dhacdadani ayaa waxa ay ka dhacday Ariel waxa aanay u dhawdahay Nabulas waxa aanay dhamaan Goobahaasu ku yaalaan Waqooyiga Daanta Galbeed.

Billayska Isra’il ayaa waxa ay shaaciyeen in ninkaasi Isra’iiliga ah in uu u dhintay dhawaacyo cuslaa oo ka soo gaadhay mindida uu ninkaasi Falastiiniga ah galiyay.

Billayska Isra’il ayaa sidoo kale waxa ay sheegeen in ninkasi Falastiiniga ah aanay la haynin isla markaana ay ku daba jiraan sidii ay gacanta ugu soo dhigi lahaayeen .

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.net

KA DHIIBO FIKIRKAAGA