Xeebaha Dalka Britain ayaa waxa ku soo caariday Boqolaal xabo oo Kaluun ah .

Dadka ku dhaqan magaala xeebeedka Dalkaasi ee Coronel ayaa waxa ay sheegay in duufaano laxaad leh ay ku dhufyeen xeebaha Dalkaasi arrintaasina ay sababtay in boqlaal xabo oo Kaluun ahi ay ku soo Caaridaan Xeebaha Dalkaasi.

Dufaantan ayaa loogu magac daray Dilen waana dufaan wadata dabaylo ba’an waxa aanu duufaankaasi sababay dhimashada kaluun aad u badan iyo xayawaano kale oo aad u tira badan .

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA