Boqortooyada Sucuudiga Oo Ku Daba Jirta Dadkii Soo Qabanqaabiyay Bandhig Ay Haweenka Dalkaasi Ku Xayaysiinayeen Dharka Dumarka!

Haweenka u dhashay boqortooyada Sucuudiga ayaa waxa ay qabsadeen bandhig dharka haweenka ah kaasi oo ay ku qabteen Magaalada barakaysan ee Madiina.

Bandhigan ayaa waxa la sheegay in si qarsoon loo soo agaasimay isla markaana aanay ka soo qay. Galin wax ragg ah balse ay ka soo qayb galeen oo kaliya haween .

Duqa magaalada Madiina ayaa waxa uu amar ku bixiyay in gacanta lagu soo dhigo dhamaan haweenka ka qayb qaatay bandhigaasi iyo sidoo kale cidii soo abaabushay ba .

Go’aanka Duqa Magaaladaasi ayaa soo baxay xili ay dad badan oo u dhashay dalkaasi ku qaadaa dhigeen bandhigani iyo sumcad darada uu u soo jiiday haweenka u dhashay dalkaasi ay si aad ah ugu qaadaa dhigeen baraha bulshada .

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com