CAJIIB:-Bangi Lagu Keediyo Shahwada Ragga Oo Laga Furay Dalka Ingiriiska! kaso dadka kala maqan iyo dadka xabsiga ku kala raga ee isqaba siwayn u caawin dona

Lamaanayaasha kala jinsiga ah iyo kuwa isku jinsiga ah ayaa adeegaan ku intifaaci doona, waxaa sidoo kale ka faaiidaysan kara
haweenka aan la qabin iyo kuwa la soo furay ee nin la’aanta ah (single women and single mothers).

Jinsiyadaha laga tirada badanyahay ayaa sidoo kale waxay awood u yeelan doonaan inay helaan shahwo dadkooda ah.
Hawshaan ayaa waxaa tantaabin doono Ururka loo yaqaano National
Gamete Donation iyo Isbitaalka Haweenka ee magaalada Birmingham.
Banigaan ayaa la rajaynayaa in la furo horaanta bisha soo socota October ee isla sanadkaan aan ku jirno.
Mashruuca lagu dhisayo Bangiga shahwada ayaa waxaa ay wasaaradda
caafimaadka Ingiriiska u qoondaysay in lagu hirgaliyo dhismihiisa adduun
gaaraya £77,000.

c12 c13

Xarunta bangiga waxaa laga dhex hirgalin doonaa Isbitaalka Haweenka
Birmingham, waxay sidoo kale diyaarin doonaan barnaamijyo lagu soo jiidanaayo
ku deeqayaal shahwo. Baarintaan kadibna shahwadu waxaa la dhigi doonaa
bangiga. Madaxa Isbitaalka haweenka Birmingham ayaa hadalkaasi ka
dhawaajisay.
c14

Waxaa hadda jira baahi guud oo la xidhiidha yaraanshaha shahwada, dalabka
maalinba maalin ka dambaysa wuu sii korayaa, in la daaweeyo dadka waayay
deeq shahwo waa dhib kaloo wayn, ayay sii raacasay madaxa Isbitaalka haweenka
ee Birmingham.

Masuuliyiinta Hayadda National Gamete Donation ayaa iyagana tilmaamay in
bangigu yarayn doono tirada dadka u buka helidda inay helaan Shahwo kuwaasi
oo mararka qaar naftooda khatar galin kara iyagoo isticmaalaya deeq

suxufigadari@gmail.com

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply