Dalka Sudan ayaa waxa dhawaan lagu qaban doonaa tartan aad u la yaab badan kaasi oo dadka dalkaasi ku nool ay ka biya diideen.

Tartankani ayaa waxa uu yahay Tartanka Bakaylayaasha kaasi oo aan hore loo arag,wasiirka wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Dalka Sudab Mr Al Yasac Dadiiq Al-Taaj ayaa waxa uu shaaciyay in beer ku taalaa Magaala Madaxda Dalkaasi ee Khartoum lagu qaban doono Tartanka Bakaylayaasha .

Dadka u dhashay Dalka Sudan ayaa waxa ay sheegeen in xiligani aanu ahayn xiliga ku haboob in tartanka noocani ah la qabto maadaama oo dhaqaalaha Dalkaasi uu aad u hooseeyo.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA