Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!

CAJIIB:HAWEENAY XAFLAD BALAADHAN DHIGATAY KADIB MARKII LA FURAY!

Diina Cabdala Sulaiman waa 27 jir u dhalatay Dalka Masar ,Diina ayaa waxa ay ku kacday arrin aad u la yaab badan kadib markii uu furay ninkii ay is qabeen .

 

Diina ayaa waxa ay dhigtay xaflad aad u balaadhan oo ay ku marti qaaday asxaabteeda ,waxa aanay ni kaasi is qabeen muddo 40 maalmood oo kaliya .

Diina ayaa waxa ay sheegtay in furitaankaasi uu ku qaatay laba sano isla markaana ay dhib badan u soo martay ugu dambayna ay maxkamadu u xukuntay in furninkaasi la fuliyo,dhacdooyinka noocan oo kale ah ayaa ku soo badanaya guud ahaa dunida .

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

WhatsApp chat
%d bloggers like this: