Draasadd cusub oo dhawaan laga soo saaray Dalka Maraykanka ayaa waxa lagu xaqiijiyay in Canabka caadiga ah loo isticmaali karo daawaynta Diiqada isla markaana laga samay karo dawooyin xal u noqda dhibaatadaasi muddada aadka u dheer xalka loo laayahay .

Canabka

Deraasaddan ayaa waxa soo diyaariyay khubaro ku dhaqan Magaalada NewYork ee dalkaasi Maraykanka waxa aanay ku baahiyeen barta internetka ee Nature Communications.

Canabka ayaa waxa ku jira maadooyinka DHCA iyo sidoo kale maadada Mal-gluco oo ah ku daawo ka noqon kara diiqada ay dad badan oo dunida ku nooli ay ka hadd iyo jeer cabashada ka muujiyaan .

Dad tira badan ayaan jeclaynayn cunista iyo isticmaalka canabka waxa aanay khubaradaasi ku taliyeen in la caadaysto cunista canabka .

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA