Candi Maalik Muuse Coldoon Oo Hada Lagu Xidhay Madaarka Hargaysa

Waxaa hada nasoo gaadhay warka sheegayaa in Cabdimaalik Muuse Coldoon Lagu xidhay madaarka Caasimda Somaliland Ee Hargaysa Cabdimaalik ayaa waxa uu dhawaan kaga qayb galay Muqdhisho doorashii madaxwayna nimda ee lagu doortay Farmaajo Cabdimaalik ayaa waxa uu taageero wayn u muujiyey Farmaajo isaga oo sheegay in uu uga soo anbabaxay burco sidii u taageerilahaa Farmaajo.

 

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com