Category Archives: Documentries

Barmaamij Xambaarsan Xog iyo Taariikhda Dekeda Berbera iyo Heshiiska DP World Oo Hawraar Media Production ka diyaarisay

Daawo Barmaamij kooban oo taabanaya taariikhda soo jireenka ah ee dekeda Berbera iyo muhiimada Maalgashiga Dekeda oo lagu waraystay Masuuliyiin kala duwan oo muxaafid iyo mucaaridba leh, muujinayana baahida loo qabo in horumar wax ku ool ah Marsada Berberi tebayso
Barnaamijkan oo Bahda Hawraar Media Production soo diyaariyeen wakhti badana galiyeen sidii loo ogaan lahaa taariikhda marsada berbera iyo Xogta Runta ah ee Heshiiska DP World
Halkan Ka Daawo

Daawo: Wariye Cabdisalaan herari oo warbixin ka soo sameeyay Dalka 4aad ee aduunka ugu yar

Wadanka Liechtenstein waa dalka afraad ee aduunka ugu yar waxaaa uu u dhaxeeya labada dawladood ee Austria iyo Switzerland  waxaana ku  nool dad  tiradooda lagu qiyaasay 37 kun oo qof .Sidoo kale dalkani waxaa uu leeyahay ciidan boolis oo ay tiradoodu ka yar tahay 100 qof waxaana uu dhulka ku fadhyaa yahay 160 Km oo isku wareeg ah

Hadaba warbixin ku saabsan wadanka afraad e aduunka ugu yar waxaa ka diyaariyey saxafiga caanka ah ee ka hawl gala telefishanka Universal Tv Cabdisalaan Hereri

Daawo Documentry Film Ka Hadlaya Taariikhda Magaalada Saylac

filmkan oo ka hadlaya taariikhda guunka ah ee magaalada saylac, waxaana si fiican loogu faaqidayaa dhamaan taariikhdii iyo xukuumadihii magaaladan ka talin jiray.

Daawo Taariikh Nololeedka Qowmiyada Albino Ee Wadanka Tanzania

Afrika iyo Todobaadka ( Qawmiyadda Albino, Tanzania )

Daawo Documentry Xaalada Qoxoontiga Eritrea Ee Kunool Sudan Oo Laga Dayrinayo

Daawo Documentry Xaalada Qoxoontiga Eritrea Ee Kunool Sudan Oo Laga Dayrinayo

Daawo Sanad Guuradii 22aad Ee Ciidanka Militariga Jamhuuriyada Somaliland (SAWIRO)

Daawo Sawirada Xuskii Sanad Guurada 22aad Ee ka soo wareegtay aasaaskii ciidanka qaranka jamhuuriyada Somaliland oo lagu qabtay magaalada oog

Daawo Filim Documentry Ah Oo Laga Sameeyey Xogaha Qarsoon Ee Qaraxyadii 11-Sep-2001

Daawo documentryga laga sameeyey xogaha qarsoon ee ku duugan qaraxyadii wadanka maraykanka ee 11-Sep-2001

Daawo Filim Kooban Oo Laga Sameeyey Taariikhda Lionell Messi

Daawo Filim Kooban Oo Laga Sameeyey Taariikhda Lionell Messi

Daawo Dagaalkii Carabta Iyo Israel Ee 1973 Oo Af-Somali Ah

Daawo filimkan Documentrega ah ee ka hadlaya dagaalkii dhexmaray wadamada carabta oo Masar hogaaminaysay iyo quwada kale ee yuhuuda ama Israel kaas oo dhul badan lagy kala qabsaday wakhtigaas

Xogaha Qarsoon Ee Maraakiibta Dunidu U Joogaan Xeebaha Somalia. Sababaha Loo Sameeyey Budhcad Badeeda Iyo Xogo Kale.

Sanadkii 1970 ayey ahayd markii ugu horreysay oo uu hirgalo howlgalkii Ivy Bells kaasoo ahaa howlgalkii ugu horreeya taariikhda ee xogaha laga xado biyaha badda hoosteeda. Howgalkan ayaa hirgalay kaddib markii siligga copperka

Daawo Mucjisada Jasiirada Sulawesi Waxay Soo Faqaan Xabaalaha Si Ay U Casuumaan Maydka

jasiirada sulawesi ee dalka indonesiya ayaa leh dhaqan iyo caado ah in dadkooda dhinta ay xabaalahooda ka soo saaraan saddexdii sanno mar oo ay u xidhaan dhar cusub isla markaana dib ugu maydhaan oo dhar cusubna u xidhaan.

Daawo Volcanihii Ugu Khatarsanaa Ee Ka Dhacay Wadanka Chille Sanadkan.

Volcanihii ugu caansanaa ee dhaca muddo hada laga joogo 50 sano ayaa ka dhacay wadanka Chile 23 April, 2015 isaga oo sababay inay guryahooda ka barakacaan kumanaan dad ah.

Daawo Taariikhdii Geesiga Afrika Nelson Mandela Iyo Fikiradii Uu Ku Aasay Midab Takoorka.

Nelson Mandela waxa uu ahaa halyeygii ka dagaalamay midab takoorkii ba’naa ee ka dhacayey wadanka Koonfur Afrika waxaanu bilowgii halgankiisa ku mutay in mudo dhan 30 sano oo noloshiisa kamid ah uu ku qaato xabsiga hadaba waxa aan qormadeenan ku soo qaadanaynaa taariikh nololeedkii Nelson Mandela iyo fikiradii sababay in la aaso midab takoorkii ka jiray wadankaas.

Daawo Qaabka Loo Ilaaliyo Madaxwaynayaasha Iyo Dilkii Madaxwaynihii Maraykanka J F. Kennedy (Documentry Somali Ah)

waxa aan caawa idin soo gudbinaynaa Documentry afsomali ku turjuman oo ka hadlaya qaabka loo ilaaliyo madaxwaynayaasha iyo waliba dilkii madaxweynihii maraykanka ee John F. Kennedy

Daawo Qaabkii Muqdisho Loogu Badbaadiyey Diyaaradii Jarmalka Ee Duniduba Badbaadin Kari Wayday 1977kii

Waa Taariikh Macruuf ah, Diyaarad Jarmal ah oo 1977 la afduubtay, kadibna jidkii ay u socotay laga leexiyay, Rakaabkii diyaaradana lagu badbaadin waayay Magaalooyinka Rome, Larnaka, Baxreyn, Dubai, iyo Cadan … Ilaa ay diyaaradii Muqdisho soo caga dhigato oo halkaas rakaabkii lagu badbaadiyay” Daawasho wacan waxaa idiin soo Tarjumay, idiina codeeyay, idiina habeeyay Ahmed Kadiye.

Daawo Aktaro Dhintay Iyaga Oo Metelaya Filim.

Waxa aan qormadeenan caawa ku soo qaadan doonaa actaro iyagu dhintay iyaga oo ku jira shaqada jilista isla markaana duubaya filim.

Maxaad Ka Taqaan Basaaskii Dunida Ugu Khatarsanaa Ee James Bond.

Waxa aynu ku aragnaa filimada ama waxa aynu ka akhrinaa Buugaagta. Laakiin waa kuwo soo maray dunida aynu ku nool nahay.Waxa aynu qormadeenan ku soo qaadan doonaa Qisada basaaska caanka ah ee JAMES BOND.

Daawo Taariikhda Dilaagii Dunida Ugu Waynaa Iyo Wadamadii Uu Qasay (Af-Soomaali)

Bob Denard waxa uu ahaa calooshiisa u shaqayste leh magacyo aad u badan waxa uu ku dhashay wadanka France isaga oo sababay dagaaladii 70naadkii ka socday Qaarada Africa waxa uu aaminsanaa in dilku yahay wax caadi ah waxa

Daawo Qaabkii Uu U Dhacay Dilkii Maxamuud Maxbuub Oo Yuhuudu Ku Dishay Magaalada Dubai

Waxa aan caawa idin soo gudbin doonaa dilkii loogaystay Maxamuud Maxbuub oo kamid aha saraakiisha ugu saraysa xarakada Xamaas oo yuhuudu ku dishay

Daawo Documentry Laga Sameeyey Goboro-Maayada Bada Oo Somali Ku Turjuman

Sanadku markuu ahaa 2013 bishii Aoril ayey ahayd markii ugu horeysay ee cadayn buuxda laga helo noolaha aynu u naqaano Mermaid ama Gobaro-Maayada xiligaas oo koox u socotay inay bada hoosteeda kasoo sahamiyaan shidaal ay soo weerareen noolahan inta sare bini-aadamka uga egi.

Daawo Fariin Ku Socota Dhamaan Gabdhaha Somaaliyeed Ee Muslimka Ah. (Dhar kuwa dumarka ah oo laga qaadayo AIDS)

Waxa la ogaaday in dadka aan ilaahay ka baqayn isla markaana qaybiya cudurka Aidska ay soo saareen dhar kuwa dumarka ah oo laa qaadayo cudurka Aidska waa kan ee daawo.

Maxaad Kala Socotaa Qisadii Cilmi Boodhari iyo Hodan Walanwal ? Waraysi Lala Yeeshay Wiil Ay Dhashay.

Dad badan oo Soomaali ah ayaa laga yaabaa in ay maqleen, akhristeen ama goobjoog u ahaayeen sheekadii jaceylka ee dhex martay Cilmi Boodhari iyo Hodan Cabdulle Walanwal.
Haddaba da’yarta haatan maxay kala socdaan sheekadaas? Maxaase dhab ka ah maxaanse aheyn?

Yey Ahaayeen Bobylonkii ?

Babylon ama baabiliintii, waxay ahayd Boqortooyo awood badan oo ka jiri jirtay dhulkii labada webi u dhaxeeyey ee maanta Ciraaq loo yaqaan.
Dhowr kun oo sanno ka hor ayay dhiseen Boqortooyadoodii dhalashdii Nebi Ciise kahor, waxayna caasimadooda baabil, ka ag sameeyeen agagaarka webiga Furaat, oo caan ku ahayd albaabadii waaweynaa ee Magaalada laga soo

Maxaad Ka Taqaan Dagaalkii U Horeeyey Ee China Iyo England

Dagaalkaas oo loogu yeedhay USKAGA (Dirty), kaas oo dhexmaray Ingiriiska iyo Shiinaha waxa sababay ganacsi. Dagaalkaas waxa kale oo loo yaqaannay DAGAALKII XASHIISHADDA. Waayo, ganacsadayaal Ingiriiska u dhashay ayaa Shiinaha si sharci-darro ah ugaga dhex ganacsan jiray xashiishadda.

Ma Rabta Inaad Noqoto Aabe Fiican ? Raac Talaabooyinkan.

Halkan waxaan idinku soo gudbinaynaa Talooyin hadii aad raacdo aad noqonaysid Aabe Fiican Hadii aad hore ugu dhaqmi jirtayna ad tahayba Aabe Wanaagsan .Ku dadaal in qeybo badan oo ka mid ah qoraalkan aad ku sifoowdo Insha Allaah,Waxa hubaal ah in markaas aad tahay aabe wanaagsan.

Baro Taariikhda Dhamaan Madaxweynayaashii Dalka MARAYKANKA

Washington ayaa ahaa Madaxweynihii ugu horreeyey ee Maraykanka, sidoo kale wuxuu ahaa taliyaha guud ee ciidanka Maraykanka xilligiii mustacmaradda Ingiriiska, Washington laba jeer ayaa la doortay, sannadihii 1789 – 1797.

Daawo Sawirada Dhismayaasha Dunida Ugu Layaabka Badan Leh.

Daawo Dhismayaasha Ugu Cajaa’ibka Badan Dunidan aynu ku nool nahay iyo waliba meelaha iyo wadamada ay ku yaalaan

Akhriso Wiilkii Jabsaday Emailka Agaasimaha CIA Oo Waraysi Siiyey CNN (Daawo)

Mararka Qaar danbiyada internetku waxa sameeya kooxo abaabulan ama waxa sameeya qof da’yar oo fadhiya sariirtiisa dushiisa. Hadaba wiilkii jabsaday emailkii khaaska ahaa ee agaasimihii hay’ada sirdoonka Maraykanka ayaa waraysi cod ah waxa uu siiyey wakaalada wararka ee CNN halkaas oo uu ku waraysatay wariye Laurie Segall waana kan hadalkii dhex maray

Maxaad ka Taqaan Qoyska Kaliya ee Trillionaireka ah Dunidana Ugu Awooda Badan

Qofkii uugu horeeyey ee ka mid ah qoyska hantiilayaasha ah ee Rothschild ee magacan isticmaala ayaa ahaa Izaak Elchanan Rothschild oo dhashay sanadkii 1577kii. Magaca Rothschild oo asal ahaan ka soo jeeda luqadda Jarmalka ayaa macnihiisu yahay “Gaashaan Cas”, waxaana magaca qoyskani uu dunida oo dhan caan ka noqday wixii ka danbeeyey sanadkii 1744kii ka dib markii Mayer Amschel aRothschild uu ku dhashay Frankfurt am Main ee dalka Jarmalka.

4 Million oo Kaadhadhka Credit Cards oo Budhcada Hackersku Ku Xadeen UK

TalkTalk, waa mid kamida shirkadaha ugu waawayn ee telefanada iyo qaybinta internetka ee wadanka UK iyada oo ay ku xidhan yihiin in kabadan 4 million oo macmiil ayaa mar kale la xaday Sida uu kambanigu cadeeyey khamiistii ina dhaaftay.

Shirkad Chinese Ah Oo Lagu Khashifay Inay Faafisay Barnamijyo Xadaya Messageyada Mobileda Androidka ah

Cilmi Baadhayaal ka tirsan shirkada Palo Alto Networks ayaa cadaysay in shirkada Taomike oo ah shirkad laga leeyahay wadanka China kana shaqaysa xayeysiiska mobileda ay qaybinayeen ama soo saareen Malicious Software Development Kit (mSDK) kaas oo si xaasidnimo ah

Hore Ma U Aragtay Xayawaan Marka Uu Hurdo Isku Qabta Hal Il Halka Ta Kalena Uu ka Hurdo

hore ma u maqashay maahmaahda afka englishka ah ee tidhaahda “Better Sleep With One Eye Open”, Hadaba waxa dhaqan ka dhigtay maahmaahdaas mid kamida xayawaanada laga helo webiyada loona yaqaan Yaxaaska kaas oo ah midka mida xayawaanada ugu taxadarka badan ee dunidan guudkeeda ku nool.

Waxkabaro Jamhuuriyada Islaamiga ah ee Iran

Dalka jamhuuriyada Islaamiga ah ee Iran (Islamic Republic of Iran). Dalka Iran waxa uu kamid yahay wadama qaarada Eshiya gaar ahaan kuwa ku yaala gobolka la bariga dhexe (Middle East). Dalka jamhuuriyada Islaamiga ah ee Iran waxa uu kamid yahay wadamada ugu awooda badan uguna horumarka balaadhan wadamada Islaamka,

Waxkabaro wadanka Bolivia

Dalka jamhuuriyada Bolivia (Republic of Bolivia). Dalka Bolivia waxa uu ku yalaa badhtamaha qaarada koonfurta America ama Latin America. Waana dal xuduudo la wadaaga dalalka ugu waaweyn ee qaarada Latin America sida Brazil, Argentina, Paraguay, Chile iyo Peru.

Waxkabaro wadanka Djibouti

Dalka jamhuuriyada Djibouti. Dalka Djabouti wax uu kamid yahay wadamada Geeska Africa waxana koonfur galbeed ka xigaa bada cas ee gacanka cadmeed. Wadamada xuduudka la wadaaga dalka jamhuuriyada Djibouti waxa kamid ah dalka jamhuuriyada Somalia, Ethopia iyo dalka Eriteria. Caasimada dalka Djibouti waxa la yidhaa Djibouti waxana ay ku talaa dhinaca koonfur bari ee xigta

Halkuu ku dambeeyay agabkeenii Hidaha iyo Dhaqanku Warbixin Xiise leh

Hargeysa-(Hawraar.net)-Sammaynta qalabka Hidaha iyo Dhaqanka aynu u leenahay waa xirfad gabaabsi ku dhow oo dadkii ehelka u ahaa ay ku kala foofeen shaqooyin kala duwan oo ay ka barteen nolosha, qaarkoodna iskuulo