Monday, October 22, 2018

Taariikhda Fanaaniinta Aduunka

Hadal Hayn Badan Oo Ka Dhalatay Ilmo Ay Dhashay Aktarad 54 Jir Ah

Warkan ku saabsan ilmaha ay Brigitte Nielsen ku dhashay iyada oo 54 jir ah ayaa noqday mid soo jiito haweenka da'da ah ee ilmaha doonaya. Haweeneydan oo 54 jir ah gabdheeda ay dhashay bishii June...

Taariikh Kooban Oo Ku Saabsan Nolosha Salman Khan

Salman Khan magaciisa oo dhameystiran waa Abdul Rashid Salim Salman Khan, waxa uu dhashay 27 bishii December sanadkii 1965-kii, waana 49-sano jir, waxaana uu sidoo kale yahay Jilaa iyo soo-saare. Filimkiisii ugu horreeyey ee uu...

BAro 10ka Filim Ee Ugu Saamaynta Badnaa RAMBO ( Sylvester Stallone )

Sylvester Stallone waa mid kamid ah rugcadaayasha caalamka Action-ka looga hadhay isagoo sameeyay filimo dagaal heer sare ah aadna looga jecelyahay daafaha caalamka. Stallone waxuu caan ku yahay taxanayaashisa sida Rocky iyo Rambo oo uu...

Fanaanada Saynab Laba Dhagax Oo Si Rasmi Ah U Cadaysay Inay Guud Ahaanba Ka...

fanaanada caanka ah ee Saynab Laba Dhagax ayaa si rasmi ay u cadaysay inay ka fadhiisatay guud ahaanba saaxada fanka iyada oo ka codsatay dhamaan telefishanada iyo youtuberska inay dhamaan heesaheedii dhulka dhigaaan 

Daawo : Waraysi Xiiso Badan Maryan Mursal Ciise

Fanaanada Weyn ee Maryan Mursal Ciise Bootaan oo waraysi siisay Horn Cable Tv barnaamijka Habeenka iyo Hobolka HCTV ayaa ka sheekaysay waayihii kala duwanaa ee fanka iyo Taariikhdii faneed ee fanaanada wayn ee Maryan...

Daawo : Waraysi Xiiso Badan Fanaanada Dada yar ee Nimco Sagal iyo Fanaanka Xamse...

Labadan Fanaan oo ka mid ah fanaaniinta dada yar ee leh hibada faneed ayaa waraysi bahda hawraar kula yeelatay magaalada hargeisa ku soo bandhigay heeso cusub oo ereyada laxanka iyo muusiguba aad u soo...

Aqoonta aan u leeyahay Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul Laabsaalax WQ Maxamed Siciid C/laahi

Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laabsaalax) waa abwaan qiime iyo qadarin ku leh bulshada Somaliyeed oo fankiisu gaadhay meel kasta oo Somalidu degto, waa Abwaan ku dayasho mudan Abwaan Xasan Dhuxul waa tiir-dhexaadka Fanka Somalida, gaar...

Daawo XAliiimo Gobaad Oo Soosaartay Hees Shidan 2017 Official Video

Fanaanada Xaliimo Gobaad ayaa waxay soosaartay hees cusub heestan oo ah hees jacayl ah oo ay fanaanu ku qaadayso dareen cajiib ah halkan hoose ka daawo  [youtube https://www.youtube.com/watch?v=m_xzGABvzDw]

Bukaanka Cudurka Macaanka Oo Lagula Taliyey In Ay Habeen Kasta Hor Eegaan Badqabka Cagahooda

Joornaalka Diabetes Ratgeber oo ka faallooda arrimaha macaanka ayaa dhowaan baahiyey dardaaran ay khubarada caafimaadku kula talinayaan dadka xanuunkan qabaa in ay habeen kasta hurdada ka hor eegaan cagahooda, si ay u hubiyaan bal...

Aktarka Tiger Shroff ayaa Wacdaro Ku Soo Bandhigay Goob Dagaal Oo New Delhi Ku...

ffAktarka uu dhalay jilaagii waynaa ee Jacky Shroff ee Tiger shroff ayaa ka qayb galay tartan lagdameed ka dhaca wadankaas hindiya, Inkasta oo aanu ka mid ahayn tartamayaasha tartanku dhex marayey hadana waxa uu...

Filimka Shahrukh Khan ee Dear Zindagi oo Filimkii Ugu Fiicnaa 2016 Ku Garaacay Sultan...

sanadkan ayaa shabakada falan qaysa nolosha aktarada hindiga ee Bollywood life waxa ay qabatay tartankeedii sanad laha ahaa ee ay ku codeeyaan dadka ku xidhan shabakadan ee ahaa filimka ugu fiicnaa sanadkii ina dhaafay...

Alle Ha Unaxariistee Waxa Goor Dhawayd Geeriyyooday Abwaan Boon Xirsi

Innaalillaah wa innaa ileyhi raajicuun. Alle naxariistii janno haka waraabiyee, waxa goordhaweyd magaalada Hargeysa ku geeriyooday Abwaankii iyo Majaajileystihii waynaa Xuseen Cabdi Xirsi . Abwaanka ayyyaa waxa beri insha allah lagu aasi doonaa magaalada Hargeisa

Fanaanka Cawaale Aadan Ayaa Soo Bandhigay Sawiro Cadaynaya In Odaygii Sheeganayey Uu Raadinayo Cawaale...

Fanaanka Caanka ah ee  Cawaale Aadan ayaa Soo Bandhigay Sawirada Qoyskooda Ka Dib Markii Oday Somaliyeed Sheegay Inuu Baafinayo Wiilkiisi Oo Ka Lumay. Fanaan Caawaale Ayaa Isku Difaacay Sawiro Soona Bandhigay Wuxuu Cadaymo Hayey Ka Dib Markii...

Fanaanka Digriyow Abdi Ayaa Sheegay Inuu Kooxda Waayaha Cusub Ka Baxay

Fanaanka rapka ku heesa ee Digriyow Abdi isla markaana ka mid ahaa kooxda fanaaniinta Waayaha Cusub ayaa bogiisa facebooka waxa uu ku cadeeyey inuu gabi ahaanba ka baxay kooxdiisii Waayaha cusub waxana qoraalkani u...

Muxuu Ka Yidhi Fanaanka Cawaale Aadan Been Abuurkii Ahaa In Aabihii Yahay Oday Jooga...

Waxa dhawaanahan isasoo tarayey warar been abuur ah oo la sheegayey in oday kamida duqayda degta wadanka Somalia uu sheegtay fanaanka aadka loo wada yaqaan ee Cawaale Aadan Diheeye uu sheegtay inuu yahay fanaanka...

Baro 10 Qof Ee Ugu Xaraabaha Badan Shirkada Bollywood Ee Filimada Hindida

Waxa aan caawa idinla wadaagi doonaa indiina soo gudbin doonaa qaar kamida aktarada ugu qosolka iyo majaajilad badan ee shirkada soo saarta aflaamta hindiga ee Bollywood India. aktaradan ayaa loo aqoonsaday inay yihiin kuwii ugu...

Daawo : Barnaamijka Xulka iyo Xidiga fanaanka Bulaale Jaamac Bulaale

Martida barnaamijka XUlka iyo Xidiga tobaadkan waa fanaanka reer djibouti ee Bulaale Jaamac Bulaale oo ku soo bandhigi doona Heeso cusub oo aan hore dhagihina u soo gaadhin iyo qaar kamida heesihiisa caanka ah...

Halkan Ka Daawo : Cabdihani Xaashi iyo Maxamed Miyir Barnaamijka Xaqiiji Fankaaga Bulsho TV

Barnaamijkan Xaqiiji Fankaaga oo uu bilaabay Tvga Bulsho tv ayaa ah Barnaamij Fanaaniintu ku soo bandhigto fankooda sidoo kale barnaamijkan waxa uu kaga duwanyahay barnaamijyada fanka ee hore loola socon jirey ee ahaa wariye...

Fanaanka Waynaa ee Frail Prince oo Maydkiisa laga Helay Gurigiisa

Frail Prince oo dadiisu ahayd 57 ayaa maydkiisa laga helay Wiishka Gurigiisa ka dib markii uu  xaalad caafimaad darteed uu u joojiyey Bandhigyo uu waday Prince waxaa la dhigay dhakhtar waxaana  ku dhacay hargab xumi.  prince...

Maxaad ka Taqaan Taariikhda Muusiga Carbeed ? Qaybtii 2aad

Qarnigii 11 aad markii Moorishku xukumayey wadanka spain waxay noqotey xarunta soo saarka ama farsameynta Qalabka Muusiga, Alaabadani ama Qalabkan Muusigu wuxuu siyar siyar ugu fiday France, Qalabkan Muusiga ee la Tumaa wuxuu saameyn ku yeeshay wadanka...

Maxaad Ka Taqaan Taariikhda Muusiga Carbeed ? Qaybtii 1aad

Horumarinta Muusiga Carbeed wuxuu xidhiidh fog la Leeyahay Gabayada Carbeed Markaan dib ugu Noqono Islaamka ka hor ama wakhtigii loo yaqaan casrigii Jaahiliga . inkastoo sheekooyin aanay saynisyahanadu xiqiijinin sheegayaan in musicga carbeed jirey,...

Maxaad Ka Taqaanaa Abwaan Axmed Geinus: Waraysi Laga Qaaday Abwaanka Wakhti Hore (AHUN)

Waraysigan oo wakhti hore laga qaaday Alle Ha U Naxariistee Abwaankii/Mujaahidkii Axmed Muxumed Warsame (Axmed Jiiniyoos) ayaa ka mid ah  wax-soo saarkii mu’allif sodon-jir ku shihiiday oo ifka kaga tagay taariikh iyo murti aan xad-lahayn....

Daawo : Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta HCTV Muqdisho iyo Fanaanada Nadar Maxamed

Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta Horn Cable Tv oo badanka lagu wareysto fanaaniinta soomaaliyeed ee ku sugan meelaha kala duwan ee dunida ayaa todobaadkan lagu soo qaatey fanaanada Nadar Maxamed oo ah Fanaanad da'a yar...

Daawo : Cabdiraxmaan Caydiid oo soo Saarey Muuqaalka Heesta Weheey Waayuhu

Halkan ka daawo Fanaanka Cabdiraxmaan Caydiid Cabdi ( Cabdiraxmaan Odey) oo soo saarey Muuqaalka Heesta Weheey Waayuhu [youtube https://www.youtube.com/watch?v=qEhoyyT-htc&w=560&h=315]

Maxaad Ka Taqaan Aktarada Bollywood Ee Ugu Shacbiyada Badan Baraha Bulshada

Waxaa dhawaan lasoo saaray xiddigaha Bollywoodka ee ugu shacbiyadda badan Baraha kala duwan ee bulshadu ku kulmaan sida, Twitter, Facebook iyo Instagram. Jilaaga ugu magaca dheer shirkadaan ee Amitabh Bachchan ayaa isagu hogaaminaya dhanka Facebook,...

Aktarada Bipasha Basu Oo Dhawaan Aktar Hollywood Ahi Guursanayo Oo La Cadeeyey

 Kadib markii la guursaday dhawaan Aktarada Urmila,sidoo kalana la xaqiijiyay in la guursanayo preity zinta ayaa waxaa soo baxeysa in Iyadana ay guursaneyso Atariishada lagu magacaabo Bipasha Basu. Warar soo baxaya ayaa sheegaya Bipasha Basu...

Aktarada Shruti Haasan Oo Cadaysay In Pagekeeda Facebook La Jabsaday.

Aktarada lagu magacaabo Shruti Haasan, ayaa walaac weyni uu maanta lasoo darsay. Tani waa gabadha uu dhalay Aktarka weyn ee Kamaal Hassan. Maanta waxaa ay kooxo burcad ah ay jabsadeen beejka Facebook ee Aktarada walina iyaga...

Baro Sida Loogu Kala Guulaystay Tartanka Abaalmarinada Ee Zee Cine Awards 2016

tartanka abaalmarinaha shirkada Bollywood ee Zee Cine Awards ayaa loogu kala guulaystay sida tan: Viewers’ Choice Award Best Actress – Deepika Padukone (Piku) Viewers’ Choice Awards Best Film – Bajrangi Bhaijaan Viewer’s Choice Awards Song of the...

aktarada Preity Zinta Oo Lagu Guursaday Wadanka Maraykanka

Qaar kamid ah wargeysyada kasoo baxa India, ayaa daabacay in uu dhacay guurka aktarada Preity Zinta & Gene Goodenough, islamarkaasina uu dhacay 29kii February. Guurka labadan lamaane ayaa ka dhacay Hotel ku yaal magaalada California...

Dareen Nooceeya Ayuu Ku Dhaliyey Saif Ali Khan In Xaaskiisa Kareena Kapoor Ay Dhunkato...

Aktarada Kareena Kapoor oo u dhaxda jilaaga Saif Ali Khan, ayaa dhowr mar dhunkasho la wadaagtay Jilaaga da’da yar Arjun Kapoor intii ay ku gudo jireen xayeeysiinta Filimkooda cusub ee (Ki & Ka). Jilaaga Saif...

Aktarka Sunny Deol Oo Markii U Horaysay Matali Doona Bosska Filimka Awara Paagal Deewana

Xanta siweyn la isla dhex maraayo Bollywood Town ayaa ah in Macho Man Sunny Deol loo bandhigay inuu laadar ka noqdo filimka xiisaha badan Awara Paagal Deewana 2. Ahmed Khan oo Director ka ah Awara...

Daawo Aktarka Shahrukh Khan Oo Soo Bandhigay Shaqsiyaadka Uu Taageero. Yaadse U Malaynaysaa Adigu?

King Khan ayaa xayeysiin balaaran u sameenayo filimkiisa cusub Fan ee daafaha caalamka laga daawna doono 15 bisha April 2016. Hadaba Super Star Shah Rukh Khan ayaa dhawaan soo bandhigay heesta Jabra Fan ee filimkiisa...

Ogow Waxa Ay Ka Yidhaahdeen Aktarada Ugu Caansan Hindiya Soo Dhawaynta Sanjay Dutt Oo...

Aktarka saaxiibtinimada fiican ee Sanjay Dutt oo inta badan aktarada hindiga ah saaxiib fiican la ah ayaa laga soo daayey xabsigii uu ku xidhnaa ee Yerwada Jail isaga oo loo sameeyey mudo dhaaf xabsi. Aktarkan...

Daawo : Fanaanada Fartuun Cumar oo sheegtey Inay Fanka ka Baxdey iyo Sababta

Fanaanada Caanka ah ee Fartuun cumar oo ka mida fanaaniinta soomaalida ee ku dhaqan cariga mareykanka ayaa sheegtey inay guud ahaanba ka baxday ama ka hadhey fanka taas oo ay ku sababeysay inay ilaahay...

Fanaanka Mursal Muuse Oo Hees Cusub Soo Saaray CAMBARO 2016

Hees Cusub Mursal Muuse Cumar Cambaro [youtube https://www.youtube.com/watch?v=1TOzaCP1G28&w=440&h=360]

Aktarka Salman Khan Oo Telefanka Loogu Hanjabay In Ladili Doono. Yaase U Hanjabay.

Subaxan Bollywood-ka aqbaar wanaagsan kama soo yeerin madaama la baahiyay in Mega Star Salman Khan taleefoon loogu hanjabay sidoo kalena loogu goodiyay in la nafta la dhaafsiin doono. Booliska magaalada Mumbai ayaa subaxdii hore ee...

Daawo Aktaro Aan Calfan Qofkay Jeclaayeen Inay Nolosha La Wadaagaan.

Daawo Aktaro Aan Calfan Qofkay Jeclaayeen Inay Nolosha La Wadaagaan. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=ulxX1VuN9jU&w=440&h=360]

Daawo Atarishado Hindiya Oo Guursaday Niman Da’ Ahaan Ka Yar Iyaga

Daawo Atarishado Hindiya Oo Guursaday Niman Da' Ahaan Ka Yar Iyaga [youtube https://www.youtube.com/watch?v=Le3lsVQpvHo&w=440&h=360]

Maxaad Ka Taqaan Aktarada Bollywood Ee Lacagaha Ugu Badan Kahela Maalin Walba Xayeysiiska Ay...

Jilaayaasha Bollywoodka inta badan daqli badan ayaa kasoo galo aflaanta ay jilaan iyo bandhigyada kala duwan oo ay ka qayb qaataan. Balse maanta waxaan idiin heynaa atoorayaasha Bollywood-ka ka tirsan kuwood daqliga ugu badan maalintii...

Lamaanayaasha Bollywood Ee Ugu Awooda Badan Box Officeka Iyo Lacagaha Ah Wada Shaqeeyeen.

Waxaan maanta idiin heynaa qaar ka mid ah atoorayaasha iyo atirishooyinka Bollywood-ka isla shaqeeyaan kuwooda sameeyeen filimada lacagaha ugu badan soo xareeyeen. Waxaa lagu tilmaamay inay yihiin lamanayaal dhanka shaqada guul wacan si wadajir ah...
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com