Category Archives: Gabayo

Abwaan Siciid Ibraahim Dool Gurey oo kaga Qaybgaley Maansadii Shiinleyda Maanso layidhaah (Shareeran)

Abwaan Siciid Ibraahim Dool oo ku magac Dheer Abwaan (Gurey) ayaa kaga Qayb galey Maansadan la magac baxdey Shareeran oo uu ku bulshada ku tusaaleynayo in dhacdooyinka ka dhacaya Hargeysa ee ay ka midtahay ninkii malxiiska ahaa ee sheekadiisu aad u dhax wareegaysey meelaha bulshadu iskugu timaad Hadaba Abwaan Gurey WUXUU Yidhi

Silsilada Shiinley ee uu Bilaabey Abwaan Laabsaalax

Silsiladan SHIINLEYDA- oo ka bilaabantay Barta Facebook oo markii ugu horaysay abwaan xasan dhuxul laabsaalax soo dhigay maanso kooban bogiisa gaarka ah ee Uu Facebook-ga ku leeyahay ayaa waxa ka jawaabay abwaanada wakhtigan kuwooda ugu miisaanka iyo midhaha cukusle- islamakaana waxay u muuqataa silsiilad ka ka turjumaysa dareenka bulshada inktastoo aanay jirin ilaa hada aragtiyo aad loogu kala duwanyahay oo abwaanada ay iskaga soo hor-jeedaan hadana waxa muuqata in ay noqon karto silsilad si wayn loogu kala qaybsamo
Halkan ka Akhti Dhamaan Maansooyinka ku Jira Silsiladan

DAAWO: ABWAAN JAYLAANI WIIL KALIDIISA U IIBIYEY SI UU U HELO GABADH UU JECLAA QISO DHABA

Maansadan uu Abwaanku ku Cabirayo Qisadan Xanuunka Badan ee aan hore loo arag oo ah nin Dhalinyaro Soomaali ah oo Jaceylkiisa si uu u helo darteed usaarey Kalidiisa Midig ayuu Abwaan Jaylaani halkan onoogu soo gudbinayaa Fadlan Nala Daawo 

Daawo: Abwaan Jiheeye oo Maanso lamagac baxday ( Xalka Maad ka Talisaan ? ) u tiriyey Beelaha Walaalaha ah ee dirirtu dhax martey

Abwaan Ismaaciil Yuusuf Cabdi oo ku magac dheer (Abwaan Jiheeye) ayaa soo saarey Maanso Baaq ah oo u dirayey Beelaha Walaalaha ah ee Dirirtu ku dhaxmartey Ceel Afweyn , Abwaanku wuxuu ugu baaqey beelahan walaalaha ah inay ka taliyaan xalka isagoo maansada ku hoga tusaaleeyay waxyeelada colaadu leedahay

MAANSO: AABAHAA CAD WEEYAAN! ABWAAN XASAN SALEBAN DHUXUL (LAABSAALAX)

Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul Laabsaalax oo ku Baahiyey Barta uu ku leeyahy Facebook Maanso aad uqiiro badan oo ka dhalatey dareen Wiil waalid Caasi ahi u muujiyey Aabihii oo Da’a ah oo uu waday kadib markii uu daalay Abwaanku Maansadan Qoraalka ah ee uu Baahiyey iyo Qisada ku dhalisayba waxay u qornayd sidan

Daawo : Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganay Maansada Garasho

Maansadan Garasho oo ah mid hada soo baxday ayaa waxaa soosaaray Abwaan Cabdilaahi Xasam Ganay waa maansho ka hadlaysa waaqaca dhanta ah ee hada taagan daawasho wacan 

MAASADII DHAYALSI : Axmed Muxumed Warsame Genius

Maaansadan Dhayalsi waxaaa Tiriyey ALLE Ha U Naxariistee (AHUN) Abwaan, Mujaahid Axmed Muxmed Warsame (Axmed Jiiniyoos) Sanadkii 1984 kii. Abwaanka ayaa lahaa Murti Badan Oo Ay kamid ahayd Riwaayadii Indho Jacayl Isma Eegi Karaana….

Daawo Qosol : Abwaan Deyrwaa wuxuu yidhi; “Horta annaga ba miyaanay na dhalin Faadumo Rasuul, ma kaligood bay dhashay (Xaawalayda)”

Ibraahim Xirsi Hurre oo loo yaqaano Deyrwaa oo looga bartey Majaajilooyin Qosol Badan iyo maad ayaa sheekadan idiinku soo gudbin doona Mar uu aad u mirqaamey dabadeedna uu la Kulmey Sitifaadumada
Halkan Ka Daawo

Daawo Cabdilaahi Xasan Genney oo soo saarey Manso Cusub oo la yidhaah Siyaasadu Been miyaa?

Maansadan Lamagac aa Siyaasadu Been miyaa ayuu abwaanka dada yar ee Cabdilaahi Xasan Ganey Ku baahiyey Bogiisa facebook Abwaankan dada yar oo looga bartey maansooyin qiimo badan oo ka hadlaya marba arimaha bulshada dhaxdooda taagan ayaa doorkana maansadan ku cabiraya siyaasada waxay bulshada soomaalidu utaqaan Halkan ka daawo

Daawo : Abwaan Weedhsame Oo Gabay Maskaxda Dareen Ku Reebay Abaarta Kaga Hadlaya

Abwaanka Xasan  Daahir Ismaaciil Weedhsame ayaa Gabey ku cabirey Dareenkiisa Abaaraha ka jira somaliland gabeygan oo noqday gabay dareen xanuunbadan ku reebaya maskaxda qof kasta oo maqla ama daawada

Halkan Ka Daawo Gabeyga Abwaan Weedhsame

Daawo Abwaan Laabsaalax Oo Soo Saaray Maanso Cusub Oo Abaaraha Ka Hadlaysa Allena Kabaryey Roob

Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax ayaa maanso cusub oo ka hadlaysa abaaraha baahsan ee wadanka ku habsaday soo bandhigay isaga oo dadkana kula talinaya in ay iska war hayaan illaahayna ka baryey in raxmaadkiisa uu shubo

Daawo Abwaan C/laahi Xasan Ganey Oo Sameeyey Gabay Cusub Oo Wax-Ku Qaadasho Mudan

Waxa aanu maanta idiin soo gudbinaynaa gabay uu sameeyey C/laahi Xasan Ganay waxana ereyadiisa ka mida

Qosolka Caawa: Gabay Qosol Badan

Daawo Weriye Abiib Iimaan Xasan Oo Maanso Baroor Diiq Ah Ka Tiriyey Geeridii Axmed Xasan Cawke

Abwaan LaabSaalax Oo Soo Saaray Tix Gaaban Oo Ku Qeexayo Dunida.

Abawaanka caanka ah e Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax ayaa tix yaroo gaaban oo maanso ah ka yidhi nolosha tixdan oo aanu ka so xiganey boga uu ku leyahay facebook waxay u dhignayd sida tan Geedi Weeyi Duunidani

Abwaan Halbeeg Oo Soo Saaray Gabay Ku Socda Xisbiga Kulmiye Kana Hadlaya Xaalada Wadanka

Abwaan Halbeeg Oo Soo Saaray Gabay Ku Socda Xisbiga Kulmiye Kana Hadlaya Xaalada Wadanka isaga oo soo qaatay qaar kamid ah mujaahidiintii muxuuse u soo qaatay daawo waakan Gabaygiiye.

Abwaan Laabsaalax Oo Tix Maanso ah Ku Cabiray Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka

Abwaan LAabsaalax oo Inta badan looga bartay inuu afkiisa iyo xikmada alle ku manaystay ku cabiro xaaladaha dhacaya ee geyiga somalida ayaa waxa uu tix gaaban ku cabiray xaalada dalku marayo , 

Xasan Dhuxul Laabsaalax oo soo saarey Maanso Kooban oo uu kaga hadlayo Wasiirada iscasiley

Xasan dhuxul Laabsaalax ayaa ku baahiyey Bogiisa Facebook maanso cusub oo uu kaga hadlayo wasiirada iska casiley xukuumada siilaanyo isagoo ku cabirey dareenkiisa waxaanay u dhignayd maansadani sidan

Tixda Qabyaaladi Waa Xannuun Iyo Erayada Abwaan Axmed-kayse “Qaran Jirre”

Maansada “Qabyaaladi Waa Xannuun” oo soo baxday bishii saddexaad ee sanadkan, 2015 ka, wuxuu Abwaan Axmed-kayse Aadan Ismaaciil “Qaran Jire”, si mug iyo miisaan leh ugaga hadlayaa, xanuunka iyo dhibaatooyinka Qabyaalada oo ah xanuun bulshada Soomaaliyeed biyo dhigtay.

Shaafici Yuusuf : Maansada (Nabsi) Qiso Jacayl oo dhab ah

Maansadan oo uu sameeyay Shaafici Yuusuf ayuu ka sameeyay Qiso dhab ah oo dhacday taas oo ku dhacday wiil soomaaliyeed oo si hagarlaana u jeclaa gabadh isla markaana ay Gabadhii uu u hurayey dhiigiisa iyo Naftiisuba ay Xumeysay Halkan Ka Akhri Maansadan oo dhameystiran

Maanso Alle Bari Ah Shaafici Yuusuf

Maansadan oo uu sameeyay Shaafici Yuusuf ayuu ugu Duceeynayaa Soomaalida Gabeygan oo aad u mecne wayn magiciisana la yidhaa Alle Bari
Halkan Ka Akhri

Daawo Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax oo Soo Saaray Maanso Duco ah

Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul Laabsaalax ayaa soo Saarey Maanso duco iyo Xamdinaq isugu jirta Maansadan oo uu Abwaanku ugu talagaley in dadka ku Xidhan Fankiisa uu ku Xasuusiyo Dambi Dhaaf inay alle waydiistaan Maadaama lagu Jiro Bishan Barakaysan ee Ramadaan
HALKAN KA DAAWO MAANSADAN

Waraysi Xiiso Badan Abwaan Xaaji oo ka Sheekaynaya Qisada Heesta Ha Maleysan ee ay Qaado Yurub Geenyo

Barnaamijkan oo Noqon Doona Barnaamij Todobaadle ah laguna Magacaabo Hawraarsan ayaan Todobaadkan waxan ku Waraysan Doonaa Abwaanka Dada yar ee C/raxmaan Xaaji Barnaamijkan waxaa si Joogta ah usoo Tabin Doona Wariye Khadar Ciise.

Daawo Barnaamijka Fanka Iyo Suugaanta Iyo Abwaan Farxaan Ismaaciil Maal

Barnaamijkan oo lagu waraystay abwaan aad u dayar oo la yidhaahdo Farxaan Ismaaciil Maal oo ma mid ah dayarta ilaahay hibada u siiyey fanka somalida

DAAWO:WARAYSI XIISO BADAN LONDON ABWAAN XASAN DAAHIR (WEEDHSAME)

Abwaan Xasan Daahir Weedhsame oo kugan cariga Ingiriiska ayaa waxa uu xalay bixiyey waraysi aad u badan oo uu kaga hadlaayey arimo badan,sida fanka iyo suugaanta

Halkan Ka Daawo Suugaanta Abwaan Xasan Daahir Weedhsame

Bahda Hawraar Media Production Waxaan halkan idiinkusoo diyaaninay suugaanta laka duwan ee Abwaan xadan Daahir (weedhsame)oo ka mid ah Abwaanada dada yar ee hada kaga jira safka hore suugaanta soomaalida dadka wax laga waydiiyo, HALKAN HOOSE KADAAWO GABAYADA KALA DUWAN EE ABWAANKA

Halkan Ka Daawo Suugaanta Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame(Hadraawi)

Halkan waxaan idiinku soo diyaarinay suugaanta kala duwan ee uu hal abuuray Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi),sida aan wada ognay Suugaanta Abwaan Hadraawi waaa wadwayn hal meelna laguma soo wada uruurinkaro.

Halkan Kadaawo Gabayadii Abwaan Maxamed Muumin Axmed Ababe

Halkan Kadaawo Gabayadii Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaariye)

Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye Ilaahay Naxariistiisii jano haka waraabiyee halkan kadaawo gabayadiisii